{"id":12623,"date":"2013-02-11T02:02:35","date_gmt":"2013-02-10T23:02:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12623"},"modified":"2013-02-11T02:02:35","modified_gmt":"2013-02-10T23:02:35","slug":"ururka-syoa-ee-u-dooda-xuquuqda-dhalinyarada-oo-aqoon-isweydaarsi-ku-qabtey-gudaha-magaalada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/ururka-syoa-ee-u-dooda-xuquuqda-dhalinyarada-oo-aqoon-isweydaarsi-ku-qabtey-gudaha-magaalada-beledweyne\/","title":{"rendered":"Ururka SYOA ee u dooda xuquuqda dhalinyarada oo aqoon isweydaarsi ku qabtey gudaha magaalada beledweyne."},"content":{"rendered":"<p>Ururka u dooda xuquuqda dhalinyarada ee SYOA ayaa maanta ku qabtey aqoon isweydaarsi aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada degmada beledweyne,sida dhalinyarada,haweenka,odayaasha dhaqanka,culimada diinta iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Ururkan SYOA ayaa hore u sameyn jirey aqoon isweydaarsiyada iyo wacyigelinta bulshada  iyado isla markaa qabata tartano isport laguna aqoon jirey gobolka banaadir ayey hada u gudubtey gobolada sh\/dhexe,hiiraan kuna hamineysa in ay gaarto dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalku ka koobanyahey.<\/p>\n<p>Ururk SYAO waa markii ugu horeysey ee uu u gudbiyo hawlahiisa gobolka hiiraan,isagoo sheegey in ay xafiis iyo xarun ka hawlgasha gobolka hiiraan ay si rasmi ah uga furi doonaan magaalada beledweyne,iyagoo gobolka sh\/dhexena hore uga furey xarun arinkan ayaa imanaya kadib la wareegida gobolo ay shabaab ka talin jireen oo laga qabsadey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka u dooda xuquuqda dhalinyarada ee SYOA ayaa maanta ku qabtey aqoon isweydaarsi aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada degmada beledweyne,sida dhalinyarada,haweenka,odayaasha dhaqanka,culimada diinta iyo marti sharaf kale. Ururkan SYOA ayaa hore u sameyn jirey aqoon isweydaarsiyada iyo wacyigelinta bulshada iyado isla markaa qabata tartano isport laguna aqoon jirey gobolka banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12623","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12623"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12627,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12623\/revisions\/12627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}