{"id":12614,"date":"2013-02-11T01:10:55","date_gmt":"2013-02-10T22:10:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12614"},"modified":"2013-02-11T01:10:55","modified_gmt":"2013-02-10T22:10:55","slug":"qaraxyo-bambaano-oo-caawa-lagu-weeraray-masuuliyiin-ka-tirsan-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/qaraxyo-bambaano-oo-caawa-lagu-weeraray-masuuliyiin-ka-tirsan-dowlada\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Bambaano Oo Caawa Lagu Weeraray Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada"},"content":{"rendered":"<p>Weerarkaani Qaraxyo Noocooduna Yahay kuwa gacanta laga tuuro ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Guri ay ku sugnaayeen Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda, kaasoo ku yaala Xaafada Taleex degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Weerarkaasi Qarax Ayaan La ogeen ilaa iyo hada qasaaraha ka dhashay balse Ciidamo ka mid ahaa ilaaladii guriga ayaa rasaas riday Kadib markii ay Maqleen Qaraxa.<\/p>\n<p>Goob jooge ayaa sheegaya in bam gacameedka lagu tuuray guri Ay degnaayen Indha Cade Iyo Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia.<\/p>\n<p>Qaraxyadaani bambaano ayaa saameyn ku yeeshay habsami u socodka Xaafada Taleex oo ka mid ah xaafadaha ugu camiran xilligan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerarkaani Qaraxyo Noocooduna Yahay kuwa gacanta laga tuuro ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Guri ay ku sugnaayeen Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda, kaasoo ku yaala Xaafada Taleex degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir. Weerarkaasi Qarax Ayaan La ogeen ilaa iyo hada qasaaraha ka dhashay balse Ciidamo ka mid ahaa ilaaladii guriga ayaa rasaas riday Kadib markii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12614","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12619,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12614\/revisions\/12619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}