{"id":12595,"date":"2013-02-10T22:42:01","date_gmt":"2013-02-10T19:42:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12595"},"modified":"2013-02-11T02:31:09","modified_gmt":"2013-02-10T23:31:09","slug":"taliyaha-nabad-sugida-degmada-shibis-oo-caawa-ay-toogteen-kooxo-ku-hubeysan-biskoolado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/taliyaha-nabad-sugida-degmada-shibis-oo-caawa-ay-toogteen-kooxo-ku-hubeysan-biskoolado\/","title":{"rendered":"Taliyaha Nabad Sugida Degmada Shibis Oo Caawa  Ay Toogteen Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado."},"content":{"rendered":"<p>Cali Abooto Oo Ahaa Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Ayaa Caawa Rag Ku Hubeysan Biskoolado Waxa Ay Ku Dileen Degmada Shibis ee Gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida Ay Warsom U Xaqiijiyeen Goob Joogayaal ku sugan Goobta Falka Dilka Ah Uu Ka Dhacay ayaa sheegay in Dhalinyaro bastoolado ku hubeysan ay degmada Shibis ku toogteen Cali Abooto oo ahaa taliyihii Degmadaasi.<\/p>\n<p>Shibis Ayaa Waayahanba Ka Dhicin Wax Dilal Ah Iyadoona Ay Degmadaasi kamid aheyd meelaha ay ku xoogan yihiin Kooxaha hubeysan ee beegsada saraakiisha Dowlada.<\/p>\n<p>Falkaani Lagu Dilay Taliyaha Degmada Shibis Cali Abooto  ayaa Imaanaya xilli maalmihii lasoo dhaafay ay Muqdisho ka socdeen howlgallo Lagu Baacsanayo Haraadiga Amnidarada Ka Wada Muqdisho Ee Al.shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Abooto Oo Ahaa Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Ayaa Caawa Rag Ku Hubeysan Biskoolado Waxa Ay Ku Dileen Degmada Shibis ee Gudaha magaalada Muqdisho. Sida Ay Warsom U Xaqiijiyeen Goob Joogayaal ku sugan Goobta Falka Dilka Ah Uu Ka Dhacay ayaa sheegay in Dhalinyaro bastoolado ku hubeysan ay degmada Shibis ku toogteen Cali Abooto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12595","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12595"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12632,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12595\/revisions\/12632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}