{"id":12590,"date":"2013-02-09T22:08:07","date_gmt":"2013-02-09T19:08:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12590"},"modified":"2013-02-10T02:35:46","modified_gmt":"2013-02-09T23:35:46","slug":"munaasabad-lagu-soo-dhaweynayey-cwali-gaas-oo-lagu-qabtay-magaalada-minnisotta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/munaasabad-lagu-soo-dhaweynayey-cwali-gaas-oo-lagu-qabtay-magaalada-minnisotta\/","title":{"rendered":"Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayey C\/wali Gaas Oo Lagu Qabtay Gobolka Minnisotta."},"content":{"rendered":"<p>C\/wali Max&#8217;ed Cali Gaas Ra&#8217;iisul wasaarihii hore Ee Soomaaliya Iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka socday Macadka Cilmi Baarista arrimaha geeska africa \u2013 (Institute for Horn Africa Studies and Affairs) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (IHASA) oo uu hogaaminayo madaxa xarunta Mudane Faisal Roble iyo ku xigeenka ururka Marwo Fowsiya Abdulkadir.<br \/>\nR\/W Abdiweli oo xaflad soo dhawayn ah loogu qabtay Xarunta Horumarinta Africa (Africa Development Center \u2013 ADC) <\/p>\n<p>Sidoo Kale Xafaladaasi ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra\u2019iisul Wasirihii hore ee Soomaaliya Mudane Abdirisaaq Xaaji Xuseen, xildhibaan Mohamed Ahmed Keynaan,Xildhibaan Abdi Bare, iyo Xildhibaan Abdiqaadir Cadow Iyadoona Ay Qudbado Muhiim Ah Ka Jeediyeen Dhamaantood Munaasabada.<\/p>\n<p>Dr Abdiweli Gaas iyo  waxa Uu khudbad ka jeediyey xarunta Humphery Institute of Public Affairs \u2013 University of Minnesota Isagoona Sheegay In Uu Ku Amaanayo Sida Hagaagsan Oo Ay Ugu Fidiyeen Soo Dhaweynta Isagoona Madaxda Xarunta Ku Booriyey Iney Sii Wadaan Howlaha Ay U Hayaan Umada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/wali Max&#8217;ed Cali Gaas Ra&#8217;iisul wasaarihii hore Ee Soomaaliya Iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka socday Macadka Cilmi Baarista arrimaha geeska africa \u2013 (Institute for Horn Africa Studies and Affairs) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (IHASA) oo uu hogaaminayo madaxa xarunta Mudane Faisal Roble iyo ku xigeenka ururka Marwo Fowsiya Abdulkadir. R\/W Abdiweli oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12590","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12590"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12599,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12590\/revisions\/12599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}