{"id":12588,"date":"2013-02-09T21:32:28","date_gmt":"2013-02-09T18:32:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12588"},"modified":"2013-02-10T02:42:30","modified_gmt":"2013-02-09T23:42:30","slug":"ckarin-xusen-guuled-waa-lagama-maarmaan-in-xil-wareejin-lagu-sameeyocfataax-xasan-afrax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/ckarin-xusen-guuled-waa-lagama-maarmaan-in-xil-wareejin-lagu-sameeyocfataax-xasan-afrax\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/karin Xusen Guuled&#8221; Waa Lagama Maarmaan In Xil Wareejin Lagu Sameeyo,C\/Fataax Xasan Afrax."},"content":{"rendered":"<p>C\/kariin Xuseen Guuled Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo booqasho ku tagay magaalada Beledweyn ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in is bedel lagu sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waziirka Ayaa Ka Warbixiyey Mudadii 3da-cisho uu ku sugnaa Beledweyn In Uu Ku Sameeyey Indha Indheen xaaladaha nabadgelyada siyaasada Waxa Una Xusay In Uu daraasad ku sameyey sida ugu haboon in maamul KMG Ah Loogu Sameeyo.<\/p>\n<p>Waxa Uu Sidoo Kale Sheegay Wasiirka in Uu arkey dareenka dadka, isla markaana ay soo dhoweeyeen wanaaga iyo waxqabadka uu sameeyay maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Mudane C\/karin Guuleed ayaa sheegay in is bedelka lagu sameynayo maamulka Gobolka uu qeyb ka yahay is bedelada ay ku sameynayaan maamulada kale ee gobolada dalka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C\/fataax Xasan Afrax, Iyo Waziirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Ayaa Waxa Ay Si Wada Jir Ah U Soo Gaareen Muqdisho, iyadoona madaxda dowladda ay kala hadli doonaan sidii uu ugu qanci lahaa ogolaanshaha xil wareejinta Lagu Sameynayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/kariin Xuseen Guuled Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo booqasho ku tagay magaalada Beledweyn ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in is bedel lagu sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan. Waziirka Ayaa Ka Warbixiyey Mudadii 3da-cisho uu ku sugnaa Beledweyn In Uu Ku Sameeyey Indha Indheen xaaladaha nabadgelyada siyaasada Waxa Una Xusay In Uu daraasad ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12588","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12588"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12601,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12588\/revisions\/12601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}