{"id":12586,"date":"2013-02-09T19:45:25","date_gmt":"2013-02-09T16:45:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12586"},"modified":"2013-02-10T02:49:26","modified_gmt":"2013-02-09T23:49:26","slug":"qarax-sababay-qasaaro-nafeed-oo-lala-eegtay-kolonyo-gaadiid-ay-la-socdeen-ciidamada-dowladaha-garbinaya-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/qarax-sababay-qasaaro-nafeed-oo-lala-eegtay-kolonyo-gaadiid-ay-la-socdeen-ciidamada-dowladaha-garbinaya-somalia\/","title":{"rendered":"Qarax Sababay Qasaaro Nafeed Oo Lala Eegtay Kolonyo Gaadiid Ay La Socdeen Ciidamada Dowladaha Garbinaya Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo Waxaa qarax miino lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM Kaasi Oo Ay Qasaaro Ka Dhalatay.<\/p>\n<p>1 Ruux Oo Ahaa ciidamada dowladda ayaa ku dhintay Qaraxa, halka 2 kalena ay ku dhaawacmeen waxaana la sheegay in labo ay ahaayeen Qaraxyada.<\/p>\n<p>Kan 1Aad Ee Qaraxday ayaa la sheegay inuu waxyeelo u geystay Kolonyoay la socdeen Ciidamada Kenya, hase ahaatee Sarkaal u hadlay maamulka KMG ee Kismaayo ayaa sheegay in wax kolonyo ah oo ay Ciidamada Kenya leeyihiin aan lala beegsan Qarax.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Masuulkaani ayaa sheegay in firir ay gaareen ciidamada, isla markaana ay fashiliyeen qarax kale oo la dhigay wadada dhinaceeda, kaasoo ay qarxiyeen ciidamada sida uu Sheegay Sarkaalka.<\/p>\n<p>Mudooyinkii La Soo Dhaafay Ayaa Xaalada amaan ee magaalada Kismaayo Waxa Ay Aheyd mid soo hagaageysay, waxaana magaalada ka socda qaban qaabo shirweyne maamul loogu sameynayo deegaanada Jubooyinka Kaasoo Loo Soo Magacaabayo Maamul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo Waxaa qarax miino lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM Kaasi Oo Ay Qasaaro Ka Dhalatay. 1 Ruux Oo Ahaa ciidamada dowladda ayaa ku dhintay Qaraxa, halka 2 kalena ay ku dhaawacmeen waxaana la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12586","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12586","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12586"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12603,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12586\/revisions\/12603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}