{"id":1257,"date":"2011-06-08T18:14:50","date_gmt":"2011-06-08T18:14:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1257"},"modified":"2011-06-08T18:14:50","modified_gmt":"2011-06-08T18:14:50","slug":"maleeshiyaad-ku-sugnaa-deegaanka-kala-beerka-oo-isku-soo-dhiibay-maamulka-mujaahidiinta-al-shabaab-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/maleeshiyaad-ku-sugnaa-deegaanka-kala-beerka-oo-isku-soo-dhiibay-maamulka-mujaahidiinta-al-shabaab-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad Ku Sugnaa Deegaanka Kala Beerka Oo Isku Soo Dhiibay Maamulka Mujaahidiinta Al Shabaab Ee Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: large;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\"><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/gaari-isdhiibay3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1263\" title=\"gaari isdhiibay\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/gaari-isdhiibay3-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/gaari-isdhiibay3-300x224.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/gaari-isdhiibay3.jpg 574w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong>Munaasabad Si weyn loo soo agaasimay kana dhacday magaalada balad weyne ayaa waxaa lagu soo bandhigay maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka kala beerka kuwaasi oo la shaqeyn jiray ciidamada Dowladda Cadowga ee Ethopia waxaana halkaasi ka hadlay qaar ka tifsan maleeshiyaadkii soo goostay kuwaasoo sheegay in ay ka toobad keeneen ficilkii gaalnimo ay ku jireen waxayna ka codsadeen dadka muslimiinta in ay cafiyaan<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa munaasabadaasi ka hadlay Sh. Yuusuf Cali Ugaas oo ah Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan wuxuuna sheegay in loo lacageynayo hubka ay wataan maleeshiyaadka soo goostay isagoona ugu baaqay maleeshiyaadka kale in ay isaga soo tagaan dowladda Karishtaanka ee Ethopia isla markaana ay ka mid noqdaan umadda Muslimka ah ee ku sugan gobolka Hiiraan<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 Wararka Soomaaliya Wararka Soomaaliya (Warsom.com) Mogadishu Somalia Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab) Mogadishu Office +25-26-15514953\/+25-2699-995641 ( info@warsom.com &amp; webmaster@warsom.com)Munaasabad Si weyn loo soo agaasimay kana dhacday magaalada balad weyne ayaa waxaa lagu soo bandhigay maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka kala beerka kuwaasi oo la shaqeyn jiray ciidamada Dowladda Cadowga ee Ethopia waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1257","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1257"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1270,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1257\/revisions\/1270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}