{"id":12567,"date":"2013-02-08T19:52:38","date_gmt":"2013-02-08T16:52:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12567"},"modified":"2013-02-09T00:20:31","modified_gmt":"2013-02-08T21:20:31","slug":"axmed-madowe-ma-qaadan-doono-in-cidii-la-doono-la-soo-magacaabo-waa-in-ay-dadka-deegaanka-soo-doortaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/axmed-madowe-ma-qaadan-doono-in-cidii-la-doono-la-soo-magacaabo-waa-in-ay-dadka-deegaanka-soo-doortaan\/","title":{"rendered":"&#8220;Axmed Madowe&#8221; Ma Qaadan Doono In Cidii La Doono La Soo Magacaabo, Waa In Ay Dadka Deegaanka Soo Doortaan."},"content":{"rendered":"<p>Axmed Max&#8217;ed Islaam (Axmed Madowe) Hogaamiyaha Jabhada Raaskambooni ayaa sheegay in dhowaan magaalada Kismaayo uu ka furmi doono shirka maamul u sameynta gobolada Jubooyinka Gaar Ahan Kismayo.<\/p>\n<p>Axmed Madowe Oo Shir Jara&#8217;id Ku Qabtay Magaalada Kismaayo ayuu Ku sheegay in aanay aqbali doonin maamul aysan dadka deegaanka soo dooran in dowladda u soo magacawdo, isagoo cadeeyay inuu diyaar u yahay inay xilka ku wareejiyayaan cidii Ay Soo Doortaan dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Uu Sheegay Axmed Madoobe Gudoomiyaha Raaskamboniyiinta in dowladda Soomaaliya ay shir gudoomin doonto shirweynaha maamul u sameynta ee dhowaan ka furmaya Kismaayo, isla markaana dadka deegaanka ay dooran doonaan cidii hogaamin laheyd Gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Max&#8217;ed Islaam (Axmed Madowe) Hogaamiyaha Jabhada Raaskambooni ayaa sheegay in dhowaan magaalada Kismaayo uu ka furmi doono shirka maamul u sameynta gobolada Jubooyinka Gaar Ahan Kismayo. Axmed Madowe Oo Shir Jara&#8217;id Ku Qabtay Magaalada Kismaayo ayuu Ku sheegay in aanay aqbali doonin maamul aysan dadka deegaanka soo dooran in dowladda u soo magacawdo, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12567","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12567"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12577,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12567\/revisions\/12577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}