{"id":125644,"date":"2026-09-14T21:58:57","date_gmt":"2026-09-14T18:58:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=125644"},"modified":"2026-09-14T23:16:12","modified_gmt":"2026-09-14T20:16:12","slug":"wafdi-uu-hoggaaminayo-ugaaska-beesha-xawaadle-oo-maanta-lagu-soo-dhaweeyey-degmada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/09\/wafdi-uu-hoggaaminayo-ugaaska-beesha-xawaadle-oo-maanta-lagu-soo-dhaweeyey-degmada-beledweyne\/","title":{"rendered":"Wafdi uu Hoggaaminayo Ugaaska Beesha Xawaadle oo Maanta Lagu Soo dhaweeyey Degmada Beledweyne."},"content":{"rendered":"<p>Ugaaska beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan, iyo siyaasiyiin ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka baxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray Beledweyne, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo dadweyne fara badan.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada kaga hortagay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle ee kasoo jeeda beesha Xawaadle, iyadoo magaalada la adkeeyay ammaankeedi, Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa sidoo kale muujiyay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu soo bandhigay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Carab, ayaa sheegay in maamulka gobolka uu diyaar u yahay inuu kala qeyb qaato talooyinka iyo dadaallada ay masuuliyiinta iyo waxgaradka beesha u tageen magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo warbaahinta kula hadlay magaalada ayaa sheegay in socdaalkooda uu qeyb ka yahay qorshe ay beesha Xawaadle ku doonayso inay uga tashato xaaladda taagan, isagoo ku baaqay in si guud loo mideeyo talada iyo go\u2019aannada beesha.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa Xawaadle inay tashato. Si guud ayay u tashan doonnaa, si wadajir ah ayay u tashan doonnaa, tallaabo wadajir ahna waan qaadi doonnaa. Tallaabada aan qaadno waxay ka duwanaan doontaa tallaabooyinkii hore,\u201d ayuu yiri Ugaaska, Waxa uu sidoo kale ugu baaqay dadka kasoo jeeda beesha inay u diyaar garoobaan go\u2019aannada kasoo bixi doona wada-tashiga, isagoo sheegay in looga baahan yahay qof kasta oo awood, dhaqaale ama karti leh inuu ka qeyb qaato.<\/p>\n<p>\u201cMaanta Waxaan rabnaa go\u2019aanka aan soo gaarno inaan fulinno, cidda fulin kartana waa idinka shacabka ah. U diyaar garooba\u201d ayuu yiri Ugaas Yuusuf.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in bulshada Hiiraan ay tabashooyin u qabto dowladda Federaalka Soomaaliya, balse uu xusay in ujeeddadu aysan ahayn diidmada dowladda, balse ay tahay in la raadiyo xuquuqda ay gobolka iyo bulshada ku leeyihiin dowladda.<\/p>\n<p>&#8220;Calanka Hirshabeelle ayaa noo calan ah, Fowdo ma rabno, Anaga waxbaan tabanaynaa, Dowladda &amp; Maamulka Hirshabeelle oo aan kamid nahay ayaan ka tabanaynaa, \u201d ayuu yiri Dabageed, Waxa uu intaa ku daray in haddii ay jiraan arrimo u baahan in laga tashado ay diyaar u yihiin wada-hadal, isagoo sheegay in Ugaaska iyo madaxda beesha ay arrimahaas kala hadli doonaan bulshada.<\/p>\n<p>Cali Shacbaan, oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa isna sheegay in wafdiga ay Beledweyne u tageen sidii ay magaalada uga dhici lahayd wada-tashi guud oo ay beesha Xawaadle uga arrinsanayso xaaladda taagan.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h277pj\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsouks\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">Safarka Ugaaska iyo wafdiga la socda ayaa kusoo aadaya iyadoo ay Beesha Xawaadle ay u xusul duubeysay in markaan ay hesho xilka ugu sareeya ee Hirshabelle balse ay ku hungoobeen markii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh xisbiga uu hogaamiyo ee JSP ay markale usoo sharaxeen xilka madaxweyne ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe.<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-121170\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-300x212.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-300x212.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1024x724.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-768x543.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1536x1086.jpeg 1536w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-100x70.jpeg 100w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-200x140.jpeg 200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-696x492.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1392x984.jpeg 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1068x755.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-594x420.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1188x840.jpeg 1188w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha.jpeg 1600w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg 1131w\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaaska beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan, iyo siyaasiyiin ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka baxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray Beledweyne, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo dadweyne fara badan. Soo dhaweynta ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada kaga hortagay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":125645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-125644","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125644"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125655,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125644\/revisions\/125655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}