{"id":12560,"date":"2013-02-08T19:34:26","date_gmt":"2013-02-08T16:34:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12560"},"modified":"2013-02-09T00:31:28","modified_gmt":"2013-02-08T21:31:28","slug":"qarax-qasaaro-geestay-oo-maanta-ciidamada-amisom-lagula-eegtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/qarax-qasaaro-geestay-oo-maanta-ciidamada-amisom-lagula-eegtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Geestay Oo Maanta Ciidamada Amisom Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad Saddex ruux oo labo ay haween aheyd iyo wiil yar ayaa ku dhaawacmay qarax miino saaka lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM, kaasoo marayay nawaaxiga isgoyska Banaadir Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxaani oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa laga maqlayay qeybo ka mid ah magaalada, waxaana uu ahaa miino Wadada Dhinaceda la dhigay.<\/p>\n<p>Gawaaridaani Ciidamada AMISOM oo ay la socdeen kuwa Brundi ayaa la sheegay in aanay wax qasaare ah soo gaarin Gawaarida Amisom.<\/p>\n<p>Kadib Qaraxa ayaa waxaa lagula cararay goobta oo aheyd mid saxmad leh, isla markaana lagu ganacsado, mana jirto wax war ah oo ka soo baxay AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad Saddex ruux oo labo ay haween aheyd iyo wiil yar ayaa ku dhaawacmay qarax miino saaka lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM, kaasoo marayay nawaaxiga isgoyska Banaadir Ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaani oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa laga maqlayay qeybo ka mid ah magaalada, waxaana uu ahaa miino Wadada Dhinaceda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12560","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12560"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12580,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12560\/revisions\/12580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}