{"id":12528,"date":"2013-02-07T01:11:15","date_gmt":"2013-02-06T22:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12528"},"modified":"2013-02-07T01:11:15","modified_gmt":"2013-02-06T22:11:15","slug":"wasiirka-amniga-dawladgobeleedka-puntland-khalif-ciise-mudan-oo-sheegey-in-aan-la-ogolaandoonin-wax-mudaharaad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/wasiirka-amniga-dawladgobeleedka-puntland-khalif-ciise-mudan-oo-sheegey-in-aan-la-ogolaandoonin-wax-mudaharaad-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka amniga dawladgobeleedka puntland khalif ciise mudan oo sheegey in aan la ogolaandoonin wax mudaharaad ah."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga puntland khalif ciise mudan oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtey magaalada boosaaso ayaa sheegey in aaney ogolaan doonin maanta wixii ka danbeeya wax mudaharaad ah isla markaa ay mamnuuc tahey heysashada hubka iyo stafka aan dawladu ogeyn isagoo sidoo kale sheegey in aan la ogoleyn baabuurta aan muraayadooda waxba laga arkin.<\/p>\n<p>Khaliif mudan ayaa dhanka kale yiri waxaan beryahan ku mashquulney shirarka xisbiyada waana erayo aan is qabaneyn in xisbiyo shiraan hadana aan la ogoleyn banaanbaxyada nabadeed ee puntland shacabka ku nooli ay ra&#8217;yigooda ku cabirayaan,waxaana jirey shaki ay bulshadu ka qabto xisbiyada lixda ah ee la sheegey in ay isdiiwaan geliyeen taas oo dadku sheegayaan in xubnaha xiligan xilka puntland hayaa ay is qeybiyeen furteena xisbiyada puntland laga furey mana aha mid u adeegeysa waxa ay higsanayaan dadka reer puntland.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee maamulka puntland si cad u hor istaagaan cabiraada aragtida shacabka iyagoo dhanka kalena caalamka u muujinaya in ay dimuquraadiyada horseed u yihiin xisbiyana ay ka fureen dhamaan gobolada iyo degmooyinka ay puntland ka koobantahey,kuwaasoo ah kuwo aan islaheyn ama is qaban karin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga puntland khalif ciise mudan oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtey magaalada boosaaso ayaa sheegey in aaney ogolaan doonin maanta wixii ka danbeeya wax mudaharaad ah isla markaa ay mamnuuc tahey heysashada hubka iyo stafka aan dawladu ogeyn isagoo sidoo kale sheegey in aan la ogoleyn baabuurta aan muraayadooda waxba laga arkin. Khaliif mudan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12528","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12528"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12536,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12528\/revisions\/12536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}