{"id":12525,"date":"2013-02-06T21:49:41","date_gmt":"2013-02-06T18:49:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12525"},"modified":"2013-02-07T00:32:25","modified_gmt":"2013-02-06T21:32:25","slug":"dagaal-u-dhaxeeyey-xarakada-al-shabaab-iyo-ciidamada-ethopia-oo-ka-dhacay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/dagaal-u-dhaxeeyey-xarakada-al-shabaab-iyo-ciidamada-ethopia-oo-ka-dhacay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-xudur\/","title":{"rendered":"Dagaal U Dhaxeeyey Xarakada Al-shabaab Iyo Ciidamada Ethopia Oo Ka Dhacay  Deegaano Ka Tirsan Gobolka Xudur."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahano Ka Tirsan Xarakada Shabaa ayaa dagaal culus Waxa Ay Ku Qaadeen Fariisimo Ciidamada Dowlada Ethopia Ku Leeyihiin gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wararka ayaa Sheegaya In duleedka magaalada Xudur ay dagaal saacado qaatay uu maanta dhaxmaray labada ciidan ee Shabaab iyo kuwa Itoobiya Ee Halkaasi Ku Sugan.<\/p>\n<p>Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab kuna sugan Gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegay in gaari dagaal laga gubay Itoobiyaanka islamarkaana ay jiraan khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo cadawga shisheeye soo gaaray Siduu Sheegay Sarkaalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano Ka Tirsan Xarakada Shabaa ayaa dagaal culus Waxa Ay Ku Qaadeen Fariisimo Ciidamada Dowlada Ethopia Ku Leeyihiin gobolka Bakool. Sidoo Kale Wararka ayaa Sheegaya In duleedka magaalada Xudur ay dagaal saacado qaatay uu maanta dhaxmaray labada ciidan ee Shabaab iyo kuwa Itoobiya Ee Halkaasi Ku Sugan. Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab kuna sugan Gobolada Bay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12525","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12525"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12530,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12525\/revisions\/12530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}