{"id":12519,"date":"2013-02-06T21:24:26","date_gmt":"2013-02-06T18:24:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12519"},"modified":"2013-02-06T21:24:26","modified_gmt":"2013-02-06T18:24:26","slug":"ceydiid-ilka-xanaf-adeerayaalow-garsoorka-ka-daaya-siyaasadeynta-aad-dhinac-raacineysaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/ceydiid-ilka-xanaf-adeerayaalow-garsoorka-ka-daaya-siyaasadeynta-aad-dhinac-raacineysaan\/","title":{"rendered":"&#8220;Ceydiid Ilka Xanaf&#8221; Adeerayaalow Garsoorka Ka Daaya Siyaasadeynta Aad Dhinac Raacineysaan."},"content":{"rendered":"<p>Ceydiid Ilka Xanaf Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa sheegtay in racfaan laga qaadan karo xukunkii shalay maxkamadagobolka Banaadir ay ku riday Wariye C\/casiis Koronto oo lagu xukumay muddo hal sano ah isaga iyo haweeneydii Kufsiga Loo Geestay.<\/p>\n<p>Ceydiid Ilka Xanaf Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa sheegay in aanan la siyaasadeyn xukunkaas, isagoo xusay in garsoorka uu ka madax banaan yahay hey&#8217;adaha kale ee dowladda Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ceydiid Ilkaxanaf ayaa sheegay in racfaan laga qaadan karo xukunka lagu riday wariyaha, isagoo ugu baaqay warbaahinta inay ka taxadaraan wararka qaar, ayna siyaasada ka daayaan Garsoorka Maxkamada.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Waxaa uu sheegay in Maxkamada racfaanka ay u furantahay in xukunkaas racfaan looga qaato, hadii garsoorka sax ahaa iyo hadii uu qalad ahaa, inkastoo uu ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo qaabka looga qaadanayo Racfaanka.<\/p>\n<p>&#8220;Ilka Xanaf&#8221;Adeerayaalo Garsoorka ha siyaasadeynina, ka daaya siyaasadeynta aad dhinac raacineysaa, garsoorka waa madax banaan yahay, waa meesha marka la is qabto la isla tago, labadii qof ee iska soo horjeeda u gar naqeysa hadey tahay maamul iyo madani&#8221; Ayuu Yirri Gudoomiye Ilka Xanaf.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceydiid Ilka Xanaf Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa sheegtay in racfaan laga qaadan karo xukunkii shalay maxkamadagobolka Banaadir ay ku riday Wariye C\/casiis Koronto oo lagu xukumay muddo hal sano ah isaga iyo haweeneydii Kufsiga Loo Geestay. Ceydiid Ilka Xanaf Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa sheegay in aanan la siyaasadeyn xukunkaas, isagoo xusay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12519","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12522,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12519\/revisions\/12522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}