{"id":1251,"date":"2011-06-08T17:53:39","date_gmt":"2011-06-08T17:53:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1251"},"modified":"2011-06-08T17:53:39","modified_gmt":"2011-06-08T17:53:39","slug":"muwaadiniin-soomaaliyeed-oo-lagu-toogtay-gudaha-dalka-south-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/muwaadiniin-soomaaliyeed-oo-lagu-toogtay-gudaha-dalka-south-africa\/","title":{"rendered":"Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Toogtay Gudaha Dalka South Africa"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1254\" title=\"War Bixin Muhiim ah Warsom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom2-300x175.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"175\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom2-300x175.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom2.jpg 385w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Habeenimadii xalay aheyd ayaa kooxo qawlaysata madaw south afrikan ah waxa ay dil toogasha,ah ugeysten muwaadin soomaliyeed Allaha unaxariistee saadaq nuur jilacaw ayaa habenimadii xalay aheyd waxaa dil toogasha,ah ugeysatay qawlaysato south afrikanah isagoo xilligii dilka loogaysanayay kusugnaa goob ganacsi oo kutaal tuulada khayelisha oo qiyaastii 45km ujirta magaalada cepe town ee wadanka south afrika burcada madawga south afrikaanka ah ayaa waxay dukaanka kaqaaten qaar kamid ah badeecadii dukaanka tiilay iyo lacago cadaan ah balse daqiiqado kadib ayaa goobta waxaa soogaaray ciidamada ammanka ee police ka iyagoona baaritaano aan sidaase ubuurnen gobtii uu dilku kadhacay kasameeyay waa muwaadinkii labaad ee lagu dilo muddo kayar 48saacadood balse baryahaan danbe waxaa isa soo taraayay dhibaatada lagula kacayo muwaadiniinta soomaliyed ee kudhaqan gudaha wadanka south afrika iyadona dowladda south afrika aysan samaynin wax ficil ah ee loogaga hortagayo dhibaatada lagu hayo muwaadiniinta soomaliyed ee magangalyada usoo duntay gudaha wadanka south afrika cabduqaadir maxamed saneey warsom south afrika cebtown eamail: inasaneey@hotmail.com<\/p>\n<p><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Habeenimadii xalay aheyd ayaa kooxo qawlaysata madaw south afrikan ah waxa ay dil toogasha,ah ugeysten muwaadin soomaliyeed Allaha unaxariistee saadaq nuur jilacaw ayaa habenimadii xalay aheyd waxaa dil toogasha,ah ugeysatay qawlaysato south afrikanah isagoo xilligii dilka loogaysanayay kusugnaa goob ganacsi oo kutaal tuulada khayelisha oo qiyaastii 45km ujirta magaalada cepe town ee wadanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1251","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1258,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1251\/revisions\/1258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}