{"id":12497,"date":"2013-02-05T21:14:32","date_gmt":"2013-02-05T18:14:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12497"},"modified":"2013-02-05T23:39:17","modified_gmt":"2013-02-05T20:39:17","slug":"mr-saacid-xukumadayda-wexey-awooda-saareysa-dabar-goyta-ku-tumashada-xuquuqda-haweynka-iyo-suxufiyinta-somaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/mr-saacid-xukumadayda-wexey-awooda-saareysa-dabar-goyta-ku-tumashada-xuquuqda-haweynka-iyo-suxufiyinta-somaliyeed\/","title":{"rendered":"&#8220;Mr.Saacid&#8221; Xukumadayda Wexey Awooda Saareysa Dabar Goyta Ku Tumashada Xuquuqda Haweynka Iyo Suxufiyinta Somaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>C\/ Faarax Shirdoon Saacid Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho gudi gaar ah oo madax banaan kaasoo baaritaan ku sameeya Xufsiga Haweynka Iyo dilalka loo geysto suxufiyiinta Somaliyeed.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Ayaa U sheegay qeybaha kala duwan ee Ururada bulshada rayidka, iyadoo gudigan uu ka kooban yahay 13-xubnood oo dhamaanba xubno ka ah qeybaha kala duwan ee Ururada bulshada Rayidka.<\/p>\n<p>Mr.Saacid ayaa Sidoo Kale sheegay in gudigan ay soo baari doonaan suxufi kasta oo Muqdisho lagu dilay, sababaha loo dilay, iyadoo cidii lagu helo dilalka suxufiyiinta uu Ra&#8217;iisul Wasaaruhu sheegay In Talaabo Cad Laga Qaadi Doono.<\/p>\n<p>C\/ Faarax Ra&#8217;iisul Wasaaraha Somalia ayaa sheegay in afartii bilood ee u dambeysay ay is bedel ka sameeyeen sidii wax ahaan jireen, gaar ahaan dhinaca xuquuqda aadanaha, isagoo tilmaamay In Xukuumada ay ku dadaali doonto sidii ay u dhawar Jari Laheyd Ku Tumashada xuquuqda Haweynka Iyo Suxufiyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/ Faarax Shirdoon Saacid Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho gudi gaar ah oo madax banaan kaasoo baaritaan ku sameeya Xufsiga Haweynka Iyo dilalka loo geysto suxufiyiinta Somaliyeed. Ra&#8217;iisul Wasaaraha Ayaa U sheegay qeybaha kala duwan ee Ururada bulshada rayidka, iyadoo gudigan uu ka kooban yahay 13-xubnood oo dhamaanba xubno ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12497","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12497"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12515,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12497\/revisions\/12515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}