{"id":124920,"date":"2026-08-12T23:29:08","date_gmt":"2026-08-12T20:29:08","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=124920"},"modified":"2026-08-12T23:29:58","modified_gmt":"2026-08-12T20:29:58","slug":"maxkamada-racfaanka-gobolka-banaadir-oo-burisay-xukunkii-ay-ku-ridday-sacdiya-bajaaj-siina-daysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/08\/maxkamada-racfaanka-gobolka-banaadir-oo-burisay-xukunkii-ay-ku-ridday-sacdiya-bajaaj-siina-daysay\/","title":{"rendered":"Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Burisay Xukunkii ay ku Ridday Sacdiya Bajaaj Siina Daysay."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xorriyaddeeda u soo celisay Sacdiya Macallin Cali, oo loo yaqaan Sacdiya Bajaaj, kaddib markii ay xabsiga ku jirtay 122 maalmood oo u dhiganta in ka badan afar bilood.<\/p>\n<p>Maxkamaddu waxay laashay xukun saddex sano ah oo horey Maxkamadda Gobolka Banaadir ugu ridday Sacdiya, iyadoo sheegtay in xukunku aanu waafaqsanayn sharciga.<\/p>\n<p>Sacdiya ayaa muddadaas u xirnayd eedeymo la xiriiray kiis ay maxkamaddu gacanta ku haysay oo ku saabsanaa kicin bulsho iyo xadgudub ka dhan ah madaxda dowladda, taas oo ay ku mutaysatay in lagu rido xukun saddex sano ah.<\/p>\n<p>Xadhiggeeda ayaa dhaliyay falcelin xooggan oo ka timid qaybo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed, mucaaradka iyo hay\u2019ado u dooda xuquuqda aadanaha, kuwaas oo ku baaqay in dib loo eego kiiskeeda lana sii daayo.<\/p>\n<p>Hay\u2019ado iyo ururro xuquuqda aadanaha u dooda ayaa dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019adaha garsoorka ugu baaqay in Sacdiya la sii daayo, iyagoo walaac ka muujiyay xadhigeeda iyo xukunkii saddexda sano ahaa.<\/p>\n<p>Dadka u ololeynayay sii deynteeda ayaa si gaar ah u xusay inay tahay hooyo carruur haysata, \u00a0iyagoo ku baaqay in loo tixgeliyo xaaladdeeda qoys iyo xuquuqdeeda sharci.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h278g8\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukr\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">Go\u2019aanka maanta ee Maxkamadda Racfaanka ayaa soo afjaray 122 maalmood oo ay Sacdiya ku qaadatay xabsiga, iyadoo maxkamaddu meesha ka saartay xukunkii saddexda sano ahaa ee horey loogu riday.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xorriyaddeeda u soo celisay Sacdiya Macallin Cali, oo loo yaqaan Sacdiya Bajaaj, kaddib markii ay xabsiga ku jirtay 122 maalmood oo u dhiganta in ka badan afar bilood. Maxkamaddu waxay laashay xukun saddex sano ah oo horey Maxkamadda Gobolka Banaadir ugu ridday Sacdiya, iyadoo sheegtay in xukunku aanu waafaqsanayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":124921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-124920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124922,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124920\/revisions\/124922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}