{"id":12481,"date":"2013-02-05T01:52:55","date_gmt":"2013-02-04T22:52:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12481"},"modified":"2013-02-05T01:52:55","modified_gmt":"2013-02-04T22:52:55","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-sheegey-in-ay-gelinayaan-baalayaal-wata-nalalka-ku-shaqeeya-iftiinka-qoraxda-wadada-isku-xirta-sanca-iyo-tiribuunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-sheegey-in-ay-gelinayaan-baalayaal-wata-nalalka-ku-shaqeeya-iftiinka-qoraxda-wadada-isku-xirta-sanca-iyo-tiribuunka\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka banaadir oo sheegey in ay gelinayaan baalayaal wata nalalka ku shaqeeya iftiinka qoraxda wadada isku xirta sanca iyo tiribuunka."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka banaadir ee uu hugaamiyo maxamu&#8217;d axmed nuur tarsan ayaa indhawaalaba waxa ay wadeen dib u dhis nadaafad iyo bilic soo celinta magaalada muqdisho,iyagoo sheegey in ay nalal ku shaqeeya iftiinka qoraxada wadada wadnaha ee isku xirta tiribuunka iyo sanca.<\/p>\n<p>Nalalkan oo hore loogu tijaabiyey wadada maka almukarama ayaa maamulka gobolka banaadir ee uu hugaamiyo tarsan waxey ku heleen amaan iyo kalsooni ay shacabku sheegeen kadib markii la weydiiyey ra&#8217;yigooda ku aadan maamulka gobolka banaadir ee xiligaan,iyadoo ay gobolkan soo mareen maamullo farabadan oo aan magacaabistooda mooyee waxba laga faa&#8217;iidin,kalsoonidaas oo uu maamulka gobolku hadda ku shaqeeyo.<\/p>\n<p>Hawlahan ayuu sheegey gudoomiyaha gobolka banaadir maxamuud axmed nuur in ay sii socon doonaan ilaa muqdisho gebi ahaan teed ay ka baxdo mugdiga iyo isbaarada ay ku jirtey sanadihii la soo dhaafey,waxeyna dhaxalsiin kartaa tarsan magac iyo maamuus bulshadu u qaado iyadoo qof kasta oo bulshada u adeega laga rabo sidan oo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka banaadir ee uu hugaamiyo maxamu&#8217;d axmed nuur tarsan ayaa indhawaalaba waxa ay wadeen dib u dhis nadaafad iyo bilic soo celinta magaalada muqdisho,iyagoo sheegey in ay nalal ku shaqeeya iftiinka qoraxada wadada wadnaha ee isku xirta tiribuunka iyo sanca. Nalalkan oo hore loogu tijaabiyey wadada maka almukarama ayaa maamulka gobolka banaadir ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12481","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12481"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12489,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12481\/revisions\/12489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}