{"id":12475,"date":"2013-02-05T00:59:36","date_gmt":"2013-02-04T21:59:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12475"},"modified":"2013-02-05T02:25:26","modified_gmt":"2013-02-04T23:25:26","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-devid-kamarum-oo-kulan-ku-yeeshey-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-devid-kamarum-oo-kulan-ku-yeeshey-london\/","title":{"rendered":"Madaxweyne xasan sheekh iyo devid kamarum oo kulan ku yeeshey london."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasheekh iyo ra&#8217;iizalwasaaraha ingriiska devid kamarum ayaa waxey kulan ku yeesheen magaalada lodon ee dalka ingriiska gaar ahaan xarunta xukuumada ingriska ee downstreet.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo ra&#8217;iizalwasaaraha ayaa ka hadley arrimo badan oo khuseeya xiriirka labada dal,waxaase ugu muhiimsanaa in dhanka somaaliya ay dalka ingriiska weydiisteen taageero dhaqaale iyo ingriisku gacan ka geysto xaga amniga soomaaliya,iyadoo dawlada ingiriisku cadeysey in ay dawlada somaaliya ee uu xasan shekh hugaamiyo la dhinac istaagayaan taageero balaaran oo xaga arimaha bulshada,garsoorka,difaaca iyo kuwo kaleba leh.<\/p>\n<p>Ugu horeyna dawlada dalka ingriisku waxey somaaliya siisey lacag dhan 5milion oo dolar taas oo wax looga qaban doono caruurta agoonta ah iyo kuwa darbi jiifka ah ee aan cidina xanaaneyn,waxaana lagu jiraa qabanqaabada shir ka dhici doona dalka ingriiska oo soomaalida loo qabanayo kaas oo ay gudoomin doonaan xasan sheekh madaxweynaha somaliya iyo devid kamarum ra&#8217;iizalwasaaraha dalka ingriiska kaas oo ay qeyb ka tahey gobolada isku magacaabey somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasheekh iyo ra&#8217;iizalwasaaraha ingriiska devid kamarum ayaa waxey kulan ku yeesheen magaalada lodon ee dalka ingriiska gaar ahaan xarunta xukuumada ingriska ee downstreet. Madaxweynaha iyo ra&#8217;iizalwasaaraha ayaa ka hadley arrimo badan oo khuseeya xiriirka labada dal,waxaase ugu muhiimsanaa in dhanka somaaliya ay dalka ingriiska weydiisteen taageero dhaqaale iyo ingriisku gacan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12475","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12475"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12475\/revisions\/12495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}