{"id":12453,"date":"2013-02-03T21:28:25","date_gmt":"2013-02-03T18:28:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12453"},"modified":"2013-02-03T22:39:17","modified_gmt":"2013-02-03T19:39:17","slug":"mudane-saacid-kulanka-aan-la-yeeshay-agaasimayaasha-wazaarada-waxeynu-ugu-gol-leenahay-xaqiijinta-isbadalka-cusub-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/mudane-saacid-kulanka-aan-la-yeeshay-agaasimayaasha-wazaarada-waxeynu-ugu-gol-leenahay-xaqiijinta-isbadalka-cusub-ee-somalia\/","title":{"rendered":"&#8220;Mudane Saacid&#8221; Kulanka Aan La Yeeshay Agaasimayaasha Wazaarada, Waxeynu Ugu Gol Leenahay Xaqiijinta Isbadalka Cusub Ee Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isagoona kala hadlay sidii loo dardargeli lahaa howlaha Dowladda iyo sidii isbedel cusub loogu sameyn lahaa Umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ku tilmaamay ujeedada kulankan maanta inuu yahay mid looga baaraan degayay sidii loo gaari lahaa isbedel cusub oo muuqda.<\/p>\n<p>\u201cSaacid&#8221; Shirkan waxaan uga gol-leenahay in aanu ku xaqiijino isbedelka cusub ee Soomaaliya<br \/>\nMar kasta waxaan la shiraa Wasiirada, balse waxaa kale oo aan maanta la kulmay qeybaha kale ee muhiimka u ah Nidaamka Dowladda, saacad ka hor waxaan la kulmay dhaaman madaxda kaabayaasha Dowladda, anigoo shirkeyga labaadna kula kulmay Agaasimeyaasha Wasaaradda Xukuumada Somalia.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa xusay in kulamada ceynkan oo kale ah ay qeyb ka qaadanayaan hirgelinta qorshayaasha cusub ee Dowladda iyo isbedelka ay bilowday Xukuumada Uu Madaxda Ka Yahay Mudane Saacid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isagoona kala hadlay sidii loo dardargeli lahaa howlaha Dowladda iyo sidii isbedel cusub loogu sameyn lahaa Umadda Soomaaliyeed. Sidoo Kale Waxa Uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ku tilmaamay ujeedada kulankan maanta inuu yahay mid looga baaraan degayay sidii loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12453","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12453"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12458,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12453\/revisions\/12458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}