{"id":12449,"date":"2013-02-03T20:41:24","date_gmt":"2013-02-03T17:41:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12449"},"modified":"2013-02-03T23:11:30","modified_gmt":"2013-02-03T20:11:30","slug":"madaxweyne-gur-guurte-qaran-in-la-dhisoiyo-qabyaalad-in-laga-shaqeeyo-meel-islama-galaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/madaxweyne-gur-guurte-qaran-in-la-dhisoiyo-qabyaalad-in-laga-shaqeeyo-meel-islama-galaan\/","title":{"rendered":"&#8220;Madaxweyne Gur-Guurte&#8221; Qaran In La Dhiso,Iyo Qabyaalad In Laga Shaqeeyo, Meel Islama Galaan."},"content":{"rendered":"<p>Xassan Sh.Max&#8217;ud Gur Gurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,Marwada kowaad Qamar Cali Cumar iyo wefdi ka socda Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka England.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kulanka Uu La Yeeshay Madaxda Jaaliyadaasi Xubnaha ku weheliyey waxaa kamid ahaa Raysalwasare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Marwo Fawsiya Yusuf Xaaji Adam, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax Shiikh Cabdulqaadir, iyo saraakiil kale oo ka socotey madaxtooyada Soomaaliya Kana Qeyb Galay Kulankaasi.<\/p>\n<p>Mudane Gur Guurte Madaxweynaha Somalia ayaa ugu horeyn tacsi u direy Suldaan Cabdi Suldaan Cali Oo maalintii Shalay lagu aasey Kismaayo waxa uuna sheegay in uu ahaa Salaadiintii wax ka soo dhistey dowladda Haatan Uu Hogaanka U Hayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo qudbad ka jeediyay halkaas ayaa wuxuu kagahadlay, qorshaha dowladda ay ka damacsantahay,amniga Wuxuuna kaga digay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska in ay ka fogaadaan qabyaaladda. \u201c Qaran in la dhiso iyo in qabyaallad laga shaqeeyo meel is lama gasho&#8221;Ayuu Yirri Madaxweyne Gur Guurte.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xassan Sh.Max&#8217;ud Gur Gurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,Marwada kowaad Qamar Cali Cumar iyo wefdi ka socda Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka England. Madaxweynaha Kulanka Uu La Yeeshay Madaxda Jaaliyadaasi Xubnaha ku weheliyey waxaa kamid ahaa Raysalwasare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Marwo Fawsiya Yusuf Xaaji [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12449","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12449"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12463,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12449\/revisions\/12463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}