{"id":124337,"date":"2026-07-17T01:25:24","date_gmt":"2026-07-16T22:25:24","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=124337"},"modified":"2026-07-17T02:37:17","modified_gmt":"2026-07-16T23:37:17","slug":"urur-siyaasadeedka-dadka-soomaaliyeed-oo-war-ka-soo-baxay-xukuumadda-federalka-ku-sheegay-mid-baal-marsan-shuruucda-iyo-xeerarka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/07\/urur-siyaasadeedka-dadka-soomaaliyeed-oo-war-ka-soo-baxay-xukuumadda-federalka-ku-sheegay-mid-baal-marsan-shuruucda-iyo-xeerarka-qaranka\/","title":{"rendered":"Urur Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed oo Warsaxaafadeed ka Soo Saaray War ka Soo Baxay Xukuumadda Federalka ku Sheegay Mid Baal Marsan Shuruucda iyo Xeerarka Qaranka."},"content":{"rendered":"<h1><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-124183\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-300x253.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"253\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-300x253.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-1024x863.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-768x648.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-1536x1295.jpeg 1536w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-696x587.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-1392x1174.jpeg 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-1068x900.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-498x420.jpeg 498w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD-996x840.jpeg 996w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/LOGGO-URURKA-MDD.jpeg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/h1>\n<h1>WAR-SAXAAFADEED.<\/h1>\n<h1><span style=\"font-size: 27px;\">Ururka Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed<\/span><\/h1>\n<p class=\"isSelectedEnd\"><strong>Taariikh:<\/strong> 16 Luulyo 2026<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Ururka Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed wuxuu si cad u sheegayaa in uusan waafaqsanayn warka ka soo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira xil ka-qaadista Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Ururku wuxuu aaminsan yahay in tallaabo kasta oo saameynaysa hay&#8217;adaha madax-bannaan iyo ururrada bulshada rayidka ah ay tahay in lagu saleeyo Dastuurka, shuruucda dalka iyo habraacyada u degsan hay&#8217;adahaas.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">War-saxaafadeedka Ururka ayaa lagu yiri:<\/p>\n<blockquote>\n<p class=\"isSelectedEnd\">&#8220;Warka ay Xukuumaddu maanta soo saartay waa mid aan la jaanqaadi karin marxaladaha siyaasadeed, dhaqaale iyo diblomaasiyadeed ee dalka iyo caalamkuba marayaan. Haddii ay Xukuumaddu doonayso in ay wax ka qabato hoggaanka Rugta Ganacsiga Qaranka Soomaaliya, waa in ay u maraysaa waddooyinka uu sharcigu dhigayo.&#8221;<\/p>\n<\/blockquote>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Ururka Dadka Soomaaliyeed wuxuu xusay in, sida uu ururku u fahamsan yahay, hoggaanka Rugta Ganacsiga Qaranka Soomaaliya lagu soo doorto habraacyada iyo xeerarka u yaalla Rugta, iyadoo ay doorashadaas ka qeyb qaataan xubnaha ganacsatada ah ee ka tirsan Rugta. Sidoo kale, Ururku wuxuu tilmaamay in Rugta Ganacsiga Qaranka Soomaaliya ay ka mid tahay hay&#8217;adaha bulshada rayidka ah isla markaana ay xiriir iyo xubinnimo la leedahay ururro iyo goleyaal ganacsi oo heer caalami ah.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Ururka Dadka Soomaaliyeed wuxuu ku baaqayaa in dhammaan hay&#8217;adaha dowladda ay ilaaliyaan kala dambeynta hay&#8217;adaha, madax-bannaanida ururrada sharciyeysan iyo ku dhaqanka Dastuurka, shuruucda iyo xeerarka dalka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Ugu dambeyn, Ururka Dadka Soomaaliyeed wuxuu ugu baaqayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay dib ugu soo laabato ku dhaqanka sharciga, isla markaana ay ka fogaato tallaabo kasta oo dhalin karta muran sharci iyo mid hay&#8217;adeed, si loo ilaaliyo kalsoonida shacabka iyo sumcadda hay&#8217;adaha qaranka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\"><strong>&#8220;Sharcigu waa saldhigga dowladnimada, waxaana waajib ah in dhammaan hay&#8217;adaha dowladda iyo kuwa madaxa-bannaan ay ku dhaqmaan shuruucda dalka.&#8221;<\/strong><\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\"><strong>Dhamaad<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xafiiska Guddoomiyaha<\/strong><br \/>\n<strong>Ururka Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed<\/strong><br \/>\n<strong>Cali Maxamed Nuux (Timajilic).<\/strong><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-121171\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-212x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub.jpeg 1131w\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-121170\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-300x212.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-300x212.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1024x724.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-768x543.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1536x1086.jpeg 1536w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-100x70.jpeg 100w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-200x140.jpeg 200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-696x492.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1392x984.jpeg 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1068x755.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-594x420.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1188x840.jpeg 1188w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha.jpeg 1600w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg 1131w\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED. Ururka Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed Taariikh: 16 Luulyo 2026 Ururka Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed wuxuu si cad u sheegayaa in uusan waafaqsanayn warka ka soo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira xil ka-qaadista Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Qaranka Soomaaliya. Ururku wuxuu aaminsan yahay in tallaabo kasta oo saameynaysa hay&#8217;adaha madax-bannaan iyo ururrada bulshada rayidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":124183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-124337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124337"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124337\/revisions\/124348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}