{"id":12433,"date":"2013-02-02T23:08:48","date_gmt":"2013-02-02T20:08:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12433"},"modified":"2013-02-03T01:45:00","modified_gmt":"2013-02-02T22:45:00","slug":"hugaamiye-dhaqameed-caan-ah-oo-lagu-dilley-magaallo-xeebeedka-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/hugaamiye-dhaqameed-caan-ah-oo-lagu-dilley-magaallo-xeebeedka-boosaaso\/","title":{"rendered":"Hugaamiye dhaqameed caan ah oo lagu dilley magaallo xeebeedka boosaaso."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa allaha u naxariistee maanta lagu diley magaalada boosaaso hugaamiye dhaqameed lagu magacaabi jirey suldan muuse faarax muuse,isagoo si caadi ah ugu gudajira hawlahiisi,waana wax joogto ka noqdey in la ugaarsado dadka wax ka gala bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<p>Suldaan muuse allaha u naxariistee waxaa toogtey niman bistoolado ku hubeysan,kuwaasoo ka baxsadey goobti ay ku dileen suldaanka iyadoo aaney jirin cid maamulka bari ka tirsan oo ka hadashey dilkan loo geystey suldaanka.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa tacsi u direy shacabka buntland c\/raxmaan sh maxamuud faroole isagoo sheegey in ay hayaan raadad ay ku kalsoonyihiin ayna sharciga hor keenidoonaan kuwii ka danbeeyey dilka suldaanka,wuxuuna ku eedeeyey wax uu ugu yeerey in ay yihiin qaswadayaal aan maamul ogoleyn aanan loo dulqaadan karin,gacan bir ahna lagu qabandoono meel kasta oo ay ku suganyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa allaha u naxariistee maanta lagu diley magaalada boosaaso hugaamiye dhaqameed lagu magacaabi jirey suldan muuse faarax muuse,isagoo si caadi ah ugu gudajira hawlahiisi,waana wax joogto ka noqdey in la ugaarsado dadka wax ka gala bulshada dhexdeeda. Suldaan muuse allaha u naxariistee waxaa toogtey niman bistoolado ku hubeysan,kuwaasoo ka baxsadey goobti ay ku dileen suldaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12433","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12433"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12447,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12433\/revisions\/12447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}