{"id":123993,"date":"2026-07-01T15:08:39","date_gmt":"2026-07-01T12:08:39","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=123993"},"modified":"2026-07-01T15:08:39","modified_gmt":"2026-07-01T12:08:39","slug":"hadallo-ka-dhan-ah-soomaalida-mareykanka-oo-uu-jeediyey-xildhibaan-sare-ayaa-waxaa-cambaareeyey-golaha-muslimiinta-usa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/07\/hadallo-ka-dhan-ah-soomaalida-mareykanka-oo-uu-jeediyey-xildhibaan-sare-ayaa-waxaa-cambaareeyey-golaha-muslimiinta-usa\/","title":{"rendered":"Hadallo ka Dhan ah Soomaalida Mareykanka oo uu Jeediyey Xildhibaan Sare ayaa waxaa Cambaareeyey Golaha Muslimiinta USA."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Muslimiinta Maraykanka (CAIR-MN) ayaa \u00a0cambaareeyay hadallo cunsuriyad iyo naceyb ku saleysan oo uu jeediyay xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Maraykanka, Tom Emmer, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Emmer, oo ka hadlay munaasabad ay soo qabanqaabisay Faith &amp; Freedom Coalition oo ka dhacday Washington, D.C., ayaa sheegay in muhaajiriinta Soomaaliyeed aysan la qabsan bulshada, isla markaana dadka aan la qabsanayn ay tahay inay dib ugu laabtaan meelihii ay ka yimaadeen.Wuxuu sidoo kale sheegay inuusan mar dambe ka taxaddari doonin in loogu yeero &#8220;cunsuri&#8221; ama &#8220;naceybka Islaamka.&#8221;<\/p>\n<p>Agaasimaha fulinta ee CAIR-MN, Jaylani Hussein, ayaa sheegay in hadallada Emmer ay yihiin kuwo aan ku habboonayn mas&#8217;uul ka tirsan hoggaanka Kongareeska, isagoo ku tilmaamay baaqa ah in Soomaalida Mareykanka &#8220;ay dib ugu laabtaan halkii ay ka yimaadeen&#8221; inuu yahay hadal cunsuriyadeed oo muddo dheer lala beegsan jiray bulshada soo-galootiga iyo dadka laga tirada badan yahay.<\/p>\n<p>Ururku wuxuu ugu baaqay hoggaanka Kongareeska ee labada xisbi inay si cad u cambaareeyaan hadallada Emmer, isla markaana ay xaqiijiyaan in cunsuriyadda iyo naceybka ka dhanka ah soo-galootiga aysan meel ku lahayn siyaasadda Mareykanka.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h278g8\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukr\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">CAIR-MN ayaa sidoo kale xustay inay hore marar badan u cambaareysay hadallada iyo ficillada lagu bartilmaameedsado Soomaalida Mareykanka.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Muslimiinta Maraykanka (CAIR-MN) ayaa \u00a0cambaareeyay hadallo cunsuriyad iyo naceyb ku saleysan oo uu jeediyay xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Maraykanka, Tom Emmer, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka. Emmer, oo ka hadlay munaasabad ay soo qabanqaabisay Faith &amp; Freedom Coalition oo ka dhacday Washington, D.C., ayaa sheegay in muhaajiriinta Soomaaliyeed aysan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":123994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-123993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123993\/revisions\/123995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}