{"id":12384,"date":"2013-01-31T15:00:07","date_gmt":"2013-01-31T12:00:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12384"},"modified":"2013-01-31T15:31:42","modified_gmt":"2013-01-31T12:31:42","slug":"rwasaare-saacid-iyo-wasiiro-ka-tirsan-xukuumadiisa-oo-maanta-booqday-isbitaalka-madiina","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/rwasaare-saacid-iyo-wasiiro-ka-tirsan-xukuumadiisa-oo-maanta-booqday-isbitaalka-madiina\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Saacid Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadiisa Oo Maanta Booqday Isbitaalka Madiina"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/15.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/15.jpg\" alt=\"\" title=\"1\" width=\"640\" height=\"360\" class=\"alignnone size-full wp-image-12393\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/15.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/15-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>R\/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane C\/Saacid Faarax garaad Shire Shir Doon oo ay Wehliyan Qaar Ka Mid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa Maanta Booqasho Ku Tagay Isbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Booqashada R\/wasaare Saacid Waxaa Ku Wehlinayey wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran C\/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka wasaarada Gaashaandhigga C\/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka C\/laahi Ciilmooge Xersi Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Qaran Axmed Macallin Fiqi Iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qaybaheeda kala Duwan<\/p>\n<p>Sidoo Kale R\/wasaare Saacid ayaa Ku soo Wareegay Qaybaha ay Ka Kooban Tahay Isbitaalka Waxa Uuna war Bixin Ku Saabsan Marxaladda Isbitaala ka Dhageystau Agaasimaha Madina Hospital<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Mr Saacid ayaa U Balan Qaaday Maamulka Isbitaalka In Wax badan Laga qaban Doono Daruufaha Ka Jira Isbitaalka <\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) R\/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane C\/Saacid Faarax garaad Shire Shir Doon oo ay Wehliyan Qaar Ka Mid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa Maanta Booqasho Ku Tagay Isbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Booqashada R\/wasaare Saacid Waxaa Ku Wehlinayey wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran C\/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12384","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12384"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12398,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12384\/revisions\/12398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}