{"id":12383,"date":"2013-01-31T15:11:25","date_gmt":"2013-01-31T12:11:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12383"},"modified":"2013-01-31T16:02:14","modified_gmt":"2013-01-31T13:02:14","slug":"rwasaare-saacid-iyo-xybno-ka-tirsan-golaha-wasiirada-oo-maanta-booqday-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/rwasaare-saacid-iyo-xybno-ka-tirsan-golaha-wasiirada-oo-maanta-booqday-magaalada-marka\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Saacid Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Oo Maanta Booqday Magaalada Marka (DAAWO SAWIRADA)"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw11.jpg\" alt=\"\" title=\"rw1\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12414\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw11.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw11-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw5.jpg\" alt=\"\" title=\"rw5\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12412\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw5.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw5-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw2.jpg\" alt=\"\" title=\"rw2\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12410\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw3.jpg\" alt=\"\" title=\"rw3\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12405\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw3.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/rw3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Wafdi Uu Hogaaminaya R\/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane C\/saacid Faarax Garaad Shire Shirdoon ayaa Maanta Gaaray Deegaano Ka Tirsan Gobolka S\/Hoose Sida Shanbood Iyo Marka <\/p>\n<p>Wafuudaani Uu Hor Boodayey R\/wasaare Saacid ayaa Si aanan Horey Loo Arag Waxaa Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh\/Hoose<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaaraha Wafdigiisa waxaa ka mid ah Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi,Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C\/kariin Xuseen Guuleed,Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalladda Mudane C\/laahi Abyan Nuur,Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane C\/laahi Ciilmooge Xirsi,Wasiirka Wasaaraddda Maalliyadda iyo Qorsheynta Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan,Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C\/qaadir Sheekh Cali Diini,Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Eng Axmed Macalin Fiqi,Taliyaha Ciidammada Booliiska General Shariif Sheekh Unaa Maye iyo xildhibaanno.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha Iyo Wafdigiisa ayaa Waxa ay Kulaamo Xasaasi ah la Yeeshen Maamulka Gobolka Kan Degmada Iyo qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada<\/p>\n<p>Wixii Fah Faahin ah ee Ka Soo  Baxa Kulamada Kala Soco Warsom.com<\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wafdi Uu Hogaaminaya R\/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane C\/saacid Faarax Garaad Shire Shirdoon ayaa Maanta Gaaray Deegaano Ka Tirsan Gobolka S\/Hoose Sida Shanbood Iyo Marka Wafuudaani Uu Hor Boodayey R\/wasaare Saacid ayaa Si aanan Horey Loo Arag Waxaa Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh\/Hoose Ra\u2019isulwasaaraha Wafdigiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12383","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12383"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12383\/revisions\/12400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}