{"id":12325,"date":"2013-01-30T21:14:26","date_gmt":"2013-01-30T18:14:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12325"},"modified":"2013-01-30T21:27:19","modified_gmt":"2013-01-30T18:27:19","slug":"ciidamo-faransiis-eeyo-wata-oo-maanta-howl-gal-baaritaano-ah-ka-sameeyey-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/ciidamo-faransiis-eeyo-wata-oo-maanta-howl-gal-baaritaano-ah-ka-sameeyey-magaalada-marka\/","title":{"rendered":"Ciidamo Faransiis Eeyo Wata Oo Maanta Howl Gal Baaritaano ah ka Sameeyey Magaalada Marka"},"content":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Warar Lagu Kalsoonaan karo Oo Maanta Naga Soo Gaaray Magaalada Marka ayaa Sheegayaa In Gudaha Magaalada Marka Lagu Arkay Ciidamo aad U Fara Badan Oo U dhashay Dalka france<\/p>\n<p>Ciidamadaani Ayaa La Sheegay In ay Wateen Eeyo Ku Xiray Xargo Isla Markaana ay Ugu Tala Galeen Howl Galkooda Baaritaanada ah<\/p>\n<p>Ciidamadaani Faransiiska ah ayaa Sidoo la Sheegay In ay Ka Yimaadeen Dhan Deegaanka Ceel Jaalle Oo ka Tirsan Gobolka Sh\/Hoose<\/p>\n<p>Ma Jiro Ilaa Iyo Haatan Warar sheegayaa In Howl Galkii Maanta ay Sameeeyeen Ciidamadaan faransiisi ah wax ay Ku soo Qabteen<\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Warar Lagu Kalsoonaan karo Oo Maanta Naga Soo Gaaray Magaalada Marka ayaa Sheegayaa In Gudaha Magaalada Marka Lagu Arkay Ciidamo aad U Fara Badan Oo U dhashay Dalka france Ciidamadaani Ayaa La Sheegay In ay Wateen Eeyo Ku Xiray Xargo Isla Markaana ay Ugu Tala Galeen Howl Galkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12325","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12325\/revisions\/12331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}