{"id":123196,"date":"2026-05-21T21:51:29","date_gmt":"2026-05-21T18:51:29","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=123196"},"modified":"2026-05-21T21:51:29","modified_gmt":"2026-05-21T18:51:29","slug":"hayadaha-gargaarka-soomaaliya-oo-codsaday-in-la-soo-celiyo-maalgelinta-dadka-danyarta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/05\/hayadaha-gargaarka-soomaaliya-oo-codsaday-in-la-soo-celiyo-maalgelinta-dadka-danyarta-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha Gargaarka Soomaaliya oo Codsaday in La Soo Celiyo Maalgelinta Dadka Danyarta ah."},"content":{"rendered":"<p>Ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani\u2019aadantinimada ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo hay\u2019adaha gargaarka inay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta gurmadka Soomaaliya, isla markaana dib loogu soo celiyo helitaanka sanduuqyada gargaarka, ka hor inta aysan xaaladdu sii xumaan.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h2796x\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukq\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">Baaqan ayaa yimid kadib markii hay\u2019adahan ay ka digeen xaalad bani\u2019aadantinimo oo sii xumaanaysa oo ka jirta Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof ay wajahayaan cunto yari iyo nafaqo darro ba\u2019an.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen hay\u2019ado ay ka mid yihiin Save the Children International, World Vision International iyo Plan International ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 6.5 milyan oo qof ay wajahayaan cunto yari ba\u2019an, halka in ka badan 1.8 milyan oo carruur ah ay la ildaran yihiin nafaqo darro daran.<\/p>\n<p>Ururrada ayaa sheegay in hoos u dhaca dhaqaalaha gargaarka uu Soomaaliya gelinayo xaalad khatar ah, xilli baahida bani\u2019aadantinimo ay sii kordhayso. Sida lagu sheegay bayaanka, qorshaha ka jawaabista xaaladaha bani\u2019aadantinimo ee Soomaaliya ayaa hoos uga dhacay qiyaastii $1.42 bilyan sanadkii 2025 ilaa $852 milyan sanadkan 2026.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha ayaa sidoo kale sheegay in haweenka iyo carruurta ay yihiin kuwa ugu daran ee ay dhibaatadu saameysay, iyadoo ay sii kordhayaan barakaca, cudurrada, tacaddiyada iyo waxbarasho la\u2019aanta.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy od-wrapper-loading-background-h278g8\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukr\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">Isbahaysiga ayaa ugu dambeyn sheegay in Soomaaliya aysan u baahnayn oo keliya balanqaad, balse ay u baahan tahay tallaabo degdeg ah, taageero siyaasadeed iyo maalgelin degdeg ah si looga hortago musiibo kale oo bani\u2019aadantinimo.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani\u2019aadantinimada ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo hay\u2019adaha gargaarka inay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta gurmadka Soomaaliya, isla markaana dib loogu soo celiyo helitaanka sanduuqyada gargaarka, ka hor inta aysan xaaladdu sii xumaan. Baaqan ayaa yimid kadib markii hay\u2019adahan ay ka digeen xaalad bani\u2019aadantinimo oo sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":123197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-123196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123198,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123196\/revisions\/123198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}