{"id":12299,"date":"2013-01-30T20:08:15","date_gmt":"2013-01-30T17:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12299"},"modified":"2013-01-30T20:16:22","modified_gmt":"2013-01-30T17:16:22","slug":"rwasaare-saacid-oo-maanta-kulan-xasaasi-ah-la-qaaday-wafdi-ka-socday-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/rwasaare-saacid-oo-maanta-kulan-xasaasi-ah-la-qaaday-wafdi-ka-socday-qm\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Saacid Oo Maanta Kulan Xasaasi ah La Qaaday Wafdi Ka Socday QM (DAAWO SAWIRADA)"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr751.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr751.jpg\" alt=\"\" title=\"mdr75\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12310\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr751.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr751-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr77.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr77.jpg\" alt=\"\" title=\"mdr77\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12308\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr77.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr77-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr78.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr78.jpg\" alt=\"\" title=\"mdr78\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12307\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr78.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr78-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr76.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr76.jpg\" alt=\"\" title=\"mdr76\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12306\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr76.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/mdr76-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>R\/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane C\/Saacid Faarax Garaad Shire Shirdoon ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafuud Ka Socday Jamciyada Qurumaha Ka Dhaxeyso Oo Maanta Muqdiso Soo Gaaray <\/p>\n<p>Kulankaan oo ahaa mid ay albaabada u laabanyihiin ayaa waxaa xafiiska R\/wasaaraha dalka ku yeeshay R\/wasaare Saacid oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada iyo wefdi ka socda Q.M uu hogaaminayay kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jefery feltman.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wafuudaani ka Soctay QM Waxaa Ka Mid ah Ergayga Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arimaha Soomalaiya Mr Augustine Mahiga<\/p>\n<p>Kulanka Oo Qodobo Fara Badan Looga hadlay ayaa Markii Uu soo Idlaaday waaa Saxaafadda Si wada Jir ah Ula Hadlaya R\/wasaare saacid Iyo kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jefery feltman.<\/p>\n<p>R\/wasarae Saacid ayaa Sheegay In ay Isago Iyo Wafuudaani Kawada Hadleen Arimo ay ka Mdi Tahay Sidii QM ay U Kordhin Lahayd Caawinaada ay U Fidinayaan Shacabka Soomaaliyeed <\/p>\n<p>Sidoo Kale kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jefery feltman OO Isna La Hadlaya Warfidiyeenada ayaa Sheegay In Ay Isla Soo Qaaden isaga Iyo R\/wasaare Saacid Arimo Fara Badan Oo Xaalada Dalka Soomaaliya Quseeyo<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Kulankaan ayaa Waxa Uu KU soo Idlaaday Is Fahan Iyo Is Gacan Qaad Dhex Maray Wafuudaan QM Ka socay Iyo Xukuumada Soomaaliya <\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) R\/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane C\/Saacid Faarax Garaad Shire Shirdoon ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafuud Ka Socday Jamciyada Qurumaha Ka Dhaxeyso Oo Maanta Muqdiso Soo Gaaray Kulankaan oo ahaa mid ay albaabada u laabanyihiin ayaa waxaa xafiiska R\/wasaaraha dalka ku yeeshay R\/wasaare Saacid oo ay wehliyaan Xubno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12299","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12299"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12311,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12299\/revisions\/12311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}