{"id":12282,"date":"2013-01-30T19:56:46","date_gmt":"2013-01-30T16:56:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12282"},"modified":"2013-01-30T20:01:53","modified_gmt":"2013-01-30T17:01:53","slug":"dowladda-koonfur-afrika-oo-balan-qaaday-in-ay-taageerayso-dowladda-cusub-ee-soomalaiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/dowladda-koonfur-afrika-oo-balan-qaaday-in-ay-taageerayso-dowladda-cusub-ee-soomalaiya\/","title":{"rendered":"Dowladda Koonfur Afrika Oo Balan Qaaday In ay Taageerayso Dowladda Cusub Ee Soomalaiya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Zuma1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Zuma1.jpg\" alt=\"\" title=\"Zuma\" width=\"460\" height=\"276\" class=\"alignnone size-full wp-image-12295\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Zuma1.jpg 460w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Zuma1-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 460px) 100vw, 460px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga Ka Gudoomay safiirka cusub ee dowlada Somalia u fadhin doona dalka Koonfur Afrika Ambassador Sayid Xasan Shariif C\/llaahi.<\/p>\n<p>Munaasab Safiirkana Iyo safiiro Kale Looga Gudoomayey Waraaqadahooda Aqoonsiga Ayaa Waxa ay Ka Dhacday Xarunta Madaxtooyada Dalkaasi <\/p>\n<p>Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika oo Khudabada Xasaasi ah Halkaasi Ka Jeediyey ayaa Sheegay In ay Taageerayaan Dowladda Dalka Soomaaliya Maadama ay Haatan ka Baxday KMG<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Uu Shaaca Ka Qaaday In Uu Aad Ugu Farax San Yahay In Uu Meel Sare Gaaro Xiriirka Ka Dhaxeeyo Soomaaliya Iyo Koonfur Afrika  <\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga Ka Gudoomay safiirka cusub ee dowlada Somalia u fadhin doona dalka Koonfur Afrika Ambassador Sayid Xasan Shariif C\/llaahi. Munaasab Safiirkana Iyo safiiro Kale Looga Gudoomayey Waraaqadahooda Aqoonsiga Ayaa Waxa ay Ka Dhacday Xarunta Madaxtooyada Dalkaasi Madaxweynaha Dalka Koonfur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12282","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12282"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12296,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12282\/revisions\/12296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}