{"id":12239,"date":"2013-01-29T20:09:49","date_gmt":"2013-01-29T17:09:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12239"},"modified":"2013-01-29T20:09:49","modified_gmt":"2013-01-29T17:09:49","slug":"xarumo-quudin-xambaarsan-faqrigunnimo-iyo-quursi-oo-laga-furey-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/xarumo-quudin-xambaarsan-faqrigunnimo-iyo-quursi-oo-laga-furey-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Xarumo quudin xambaarsan Faqri,Gunnimo iyo quursi oo laga furey magaalada kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Xarumo quudin iyo kijinno gaaraya 5 goobood oo loogu talo galey in ay maalintii wax ka cunaan ilaa iyo shan kun oo qof ayaa laga furey magaalo xeebeeda kismaayo.<\/p>\n<p>Kijinnadan iyo meelahan lagu tilmaamey xarumo quudin oo ay ka danbeyso hey&#8217;adda WFP ayaa waxaa fulinaya NGO Local ah,kuwaasoo aaney u muuqan bahdilka iyo dhibaatada ay leeyihiin xarumaha nuucan oo kale ah,dad badan ayaa u arka in wfp aysan marna ka shaqeyneyn horumarka iyo taakuleynta dadka dhibaatada ka daaley iyagoo ku micneeyey habkan quudinta lagu tilmaamey in uu yahey mid horseedaya ka hortaga shaqada iyo wax soo saarka ay dadku dalkooda kala soo baxaan,isla markaana ay xarumahani leeyihiin sharaf dilka shacabka dalka,cunidda raashimo dhacey oo aan sidooda lagu bixin karin iyo khatar xaga amaanka ah oo lala beegsan karo dadka meesha isugu yimid dhibaateyn iyo qaraxyo sidaas darteed hadii wfp ay dadka wax u qabaneyso waa in ay siisaa raashin aan dhicin oo dadku guryahooda ku isticmaalaan.<\/p>\n<p>Wfp oo xarumo nuucan oo kale ah hore meelo dalka kamid ah ka hirgelisey ayaa dadkii wax ka cuni jirey inta badan ay dhinteen iyadoo caruutu ugu sii darnaayeen tanina ay tahey mid lamid ah wixii hore loogu hungoobey oo aan habayaraatee laheyn wax faa&#8217;iido ah,dawlada soomaaliyana laga rabo in ay hubiso hey&#8217;adaha iyo sida ay bulshada ugu adeegayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarumo quudin iyo kijinno gaaraya 5 goobood oo loogu talo galey in ay maalintii wax ka cunaan ilaa iyo shan kun oo qof ayaa laga furey magaalo xeebeeda kismaayo. Kijinnadan iyo meelahan lagu tilmaamey xarumo quudin oo ay ka danbeyso hey&#8217;adda WFP ayaa waxaa fulinaya NGO Local ah,kuwaasoo aaney u muuqan bahdilka iyo dhibaatada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12239","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12239"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12254,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12239\/revisions\/12254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}