{"id":12226,"date":"2013-01-29T16:26:17","date_gmt":"2013-01-29T13:26:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12226"},"modified":"2013-01-29T16:27:31","modified_gmt":"2013-01-29T13:27:31","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-sheegtay-masuuliyada-qaraxii-ismiidaaminta-ahaa-ee-ka-dhacay-madaxtooyda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/xarakada-al-shabaab-oo-sheegtay-masuuliyada-qaraxii-ismiidaaminta-ahaa-ee-ka-dhacay-madaxtooyda\/","title":{"rendered":"Xarakada Al Shabaab Oo Sheegtay Masuuliyada Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa ee Ka Dhacay Madaxtooyda"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Al-Shabaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Al-Shabaab1.jpg\" alt=\"\" title=\"Al Shabaab\" width=\"460\" height=\"275\" class=\"alignnone size-full wp-image-12229\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Al-Shabaab1.jpg 460w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Al-Shabaab1-300x179.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 460px) 100vw, 460px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkii Ismiidaaminta ahaa saaka lagu qaaday xarunta madaxtooyada DF-ka.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada AlShabaab AlMujaahidiin ayaa lagu sheegay in weerarka Ismiidaaminta ah ay maanta la beegsadeen xarun u dhexeysa guriga Ra&#8217;iisul wasaaraha iyo Safaarada Itoobiya halkaas oo ay ku sugnaayeen Saraakiil sar-sare oo ka tirsan kuwa ammaanka DF-ka.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in 7 katirsan Saraakiisha Nabad sugidda oo ay ku jiraan 3 ay Mujaahidiintu si gaar ah intii muddo ah u ugaarsanayeen ay ku dhinteen weerarka Naftii Hurnimada ah halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale.<\/p>\n<p>Qoraalka Mujaahidiinta kasoo baxay oo ku qornaa luqadda English-ka ayaa lagu sheegay in weerarkan uu qayb ka yahay weerarada ay Mujaahidiintu doonayaan inay ku cirib-tiraan Saraakiisha Dabadhilifyada u ah Gaalada wadanka kusoo duushay Waa Sida Lagu Yiri Warka Qoraalka ah<\/p>\n<p>waxaana sidoo kale lagu sheegay in Cadawgu uusan heli doonin goob uu uga badbaado weerarada Mujaahidiinta goob walba oo uu galana ay Mujaahidiintu kaga dabagelayaan xitaa hadii ay tahay goobaha uu ammaankeeda aad u ilaaliyo sida Madaxtooyada oo kale sida bayaanka XSHM kasoo baxay lagu sheegay.<\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkii Ismiidaaminta ahaa saaka lagu qaaday xarunta madaxtooyada DF-ka. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada AlShabaab AlMujaahidiin ayaa lagu sheegay in weerarka Ismiidaaminta ah ay maanta la beegsadeen xarun u dhexeysa guriga Ra&#8217;iisul wasaaraha iyo Safaarada Itoobiya halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12226","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12226"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12230,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12226\/revisions\/12230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}