{"id":122134,"date":"2026-03-31T23:27:50","date_gmt":"2026-03-31T20:27:50","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=122134"},"modified":"2026-03-31T23:51:06","modified_gmt":"2026-03-31T20:51:06","slug":"xukuumadda-iyo-godoomiyeyaasha-puntland-oo-madaxweyne-dani-isku-shaandheyn-ku-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/03\/xukuumadda-iyo-godoomiyeyaasha-puntland-oo-madaxweyne-dani-isku-shaandheyn-ku-sameeyey\/","title":{"rendered":"Xukuumadda iyo Godoomiyeyaasha Puntland oo Madaxweyne Dani isku Shaandheyn ku Sameeyey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyay golaha wasiirrada, guddoomiyayaasha gobollada Puntland iyo hay&#8217;adaha kale ee dowliga ah, sida lagu shaaciyay wareegto goor dhowayd ay faafisay madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p>Liiska wasiirrada cusub ayaa ka kooban 43 xubnood oo loo kala magacaabay wasaarado kala duwan, kuwaas oo ay ka mid yihiin cadaaladda, arrimaha gudaha, caafimaadka, qorshaynta, warfaafinta iyo kalluumaysiga. Waxay magacaabistooda ku ssoo beegantay iyadoo ay tahay markii ugu horraysay muddo 2 sano iyo dheeraad kaddib uu madaxweyne Deni isbedddel ku sameeyo xukuumaddiisa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaag golihiisa wasiirrada kusoo daray xubno kasoo jeeda Gobolka Sool, kuwaas oo xilal kasoo qabtay maamulkii hore SSC Khaatumo. Waxaa kamid ah wasiirkii hore ee warfaafinta SSC, Khaatumo, Najiib Barkhadle<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa sidoo kale lagu magacaabay masuuliyiin kale oo ay ku jiraan la taliyaaha madaxweyne dhinaca amniga, xisaabiyaha guud ee dowladda iyo guddoomiyaha bangiga Puntland.<\/p>\n<p>Dhanka kale, madaxweyne Deni ayaa magacaabay guddoomiyeyaasha gobollada Puntland, oo ay ku jiraan Bari, Nugaal, Mudug, Sanaag iyo Karkaar.<\/p>\n<p>Magacaabistan cusub ayaa la filayaa inay saameyn ku yeelato jihada siyaasadeed ee Puntland, iyadoo indhaha lagu hayo sida ay xukuumaddu u wajahdo duruufaha adag ee ka jira deegaannada maamulka.<\/p>\n<p><strong>Liiska Golaha wasiirrada<\/strong><\/p>\n<p>Cabdurashiid Barqadle Warsame \u2013 Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta<br \/>\nCabdi Hirsi Cali Qarjab \u2013 Wasiirka Arrimaha Gudaha<br \/>\nMaxamed Cabdiraxmaan Faroole \u2013 Wasiirka Caafimaadka<br \/>\nBarre Yuusuf Faatax \u2013 Wasiirka Qorshaynta<br \/>\nCabdiftaah Ugaas Yaasiin \u2013 Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada<br \/>\nHodan Siciid Xasan \u2013 Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska<br \/>\nFarxaan Cali Hirsi \u2013 Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta<br \/>\nSiciid Cali Jaamac Qorsheel \u2013 Wasiirka Xannaano Xoolaha iyo Daaqa<br \/>\nCaydaruus Axmed Faarax \u2013 Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada<br \/>\nMaxamed Cabduqaadir Doonyaale \u2013 Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<br \/>\nCabdinasiir Yuusuf Xaaji Hirsi \u2013 Wasiirka Gargaarka<br \/>\nCumar Cabdisamad Yuusuf Duux \u2013 Wasiirka Beeraha iyo Waraabka<br \/>\nMaxamuud Caydiid Dirir \u2013 Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska<\/p>\n<p><strong>Wasiir Ku-xigeennada<\/strong><\/p>\n<p>Axmed Maxamuud Axmed Qahiye \u2013 Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta<br \/>\nCabdirisaaq Maxamed Maxamuud \u2013 Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda<br \/>\nCabdiraxmaan Yuusuf Faarax \u2013 Amniga iyo DDR<br \/>\nAxmed Yaasiin Saalax \u2013 Maaliyadda<br \/>\nAxmed Maxamed Bulhan \u2013 Maaliyadda<br \/>\nMaxamed Xasan Siciid \u2013 Qorshaynta<br \/>\nMusaddaq Maxamed Musaddaq \u2013 Waxbarashada<br \/>\nMaryan Cusmaan Axmed Fangase \u2013 Caafimaadka<br \/>\nInj. Maxamed Cali Ismaaciil \u2013 Dekedaha<br \/>\nBile Maxamuud Axmed Qabowsade \u2013 Warfaafinta<br \/>\nCabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi \u2013 Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<br \/>\nXasan Jaamac Ismaaciil \u2013 Xannaano Xoolaha iyo Daaqa<br \/>\nCabdiraxmaan Khaliif Faarax \u2013 Tamarta iyo Macdanta<br \/>\nMaxamed Siciid Saalax \u2013 Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada<br \/>\nAxmed Siciid Qolombi \u2013 Beeraha iyo Waraabka<br \/>\nRiyaad Axmed Cali \u2013 Gargaarka<br \/>\nMaxamuud Maxamed Daad \u2013 Dhalinyarada iyo Isboortiga<\/p>\n<p><strong>Wasiiru-dawlayaasha<\/strong><\/p>\n<p>Faarax Maxamuud Aw Cismaan \u2013 Madaxbannaaneynta, Qurba-joogta iyo Dib-u-dejinta<br \/>\nCabdiraxmaan Maxamuud Cismaan \u2013 Hawlaha Guud iyo Guryeynta<br \/>\nMaxamed Maxamuud Cismaan \u2013 Maaliyadda<br \/>\nMaxamed Jaamac Cabdiraxmaan \u2013 Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga<br \/>\nCali Maxamed Cismaan \u2013 Caafimaadka<br \/>\nInj. Maxamed Ciise Lacale \u2013 Duulista Hawada iyo Garoomada<br \/>\nCabdiqani Axmed Ismaaciil Dheero Dile \u2013 Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<br \/>\nMaxamed Cabdicaafi Maxamed \u2013 Xannaano Xoolaha iyo Daaqa<br \/>\nSiciid Maxamed Awaare \u2013 Beeraha iyo Waraabka<br \/>\nAmbassador Maxamed Axmed Cawil \u2013 Tamarta, Macdanta iyo Biyaha<br \/>\nNajiib Barqad Warsame \u2013 Warfaafinta iyo Isgaarsiinta<br \/>\nMuqtaar Axmed Oday \u2013 Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada<br \/>\nAxmed Ibraahim Cawaale Biid \u2013 Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga<\/p>\n<p><strong>Guddoomiyayaasha<\/strong><\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Bari<br \/>\nCabdullaahi Ismaaciil Cismaan \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Karkaar<br \/>\nCali Xuseen Maxamuud Soomaali \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Sanaag<br \/>\nMaxamed Faarax Ciise \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Haylaan<br \/>\nMuuse Saalax Guuleed \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Raas Asayr<br \/>\nCabdiqaadir Ismaaciil Samatar (Fod-Cade) \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Nugaal<br \/>\nCabdiweli Jibriil Bayle \u2013 Guddoomiyaha Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-121171\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-cusub.jpeg 1131w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-121170\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-300x212.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-300x212.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1024x724.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-768x543.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1536x1086.jpeg 1536w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-100x70.jpeg 100w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-200x140.jpeg 200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-696x492.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1392x984.jpeg 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1068x755.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-594x420.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha-1188x840.jpeg 1188w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/murashaxin-iyo-xidigaha.jpeg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg 1131w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyay golaha wasiirrada, guddoomiyayaasha gobollada Puntland iyo hay&#8217;adaha kale ee dowliga ah, sida lagu shaaciyay wareegto goor dhowayd ay faafisay madaxtooyada Puntland. Liiska wasiirrada cusub ayaa ka kooban 43 xubnood oo loo kala magacaabay wasaarado kala duwan, kuwaas oo ay ka mid yihiin cadaaladda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":122135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-122134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122134"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122134\/revisions\/122146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}