{"id":12206,"date":"2013-01-29T14:13:42","date_gmt":"2013-01-29T11:13:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12206"},"modified":"2013-01-29T14:31:45","modified_gmt":"2013-01-29T11:31:45","slug":"war-deg-deg-ah-ciidamo-nabad-sugid-ah-oo-maanta-loo-daabulay-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/war-deg-deg-ah-ciidamo-nabad-sugid-ah-oo-maanta-loo-daabulay-magaalada-marka\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah &#8221; Ciidamo Nabad Sugid ah Oo Maanta Loo Daabulay Magaalada Marka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/agaasimha-nabad-sugida1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/agaasimha-nabad-sugida1.jpg\" alt=\"\" title=\"agaasimha-nabad-sugida\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignnone size-full wp-image-12216\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/agaasimha-nabad-sugida1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/agaasimha-nabad-sugida1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Waraka Naga Soo Gaaraya Magaalada Marka ayaa Sheegaya in Ciidamo Ka Socday Hay&#8217;adda Nabad Sugidda Qaranka La Geeyey Magalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh\/Hoose<\/p>\n<p>Gudaha Magaalada Marka ayaa Haatan Lagu Arkayaa Ciidamada Boolis ah oo ay Daba Socdaan Kuwa Nabad Sugida Qaranka Waxa ayna Indha Indheenayaan Dhammaan xaafadaha ay Ka Kooban Tahay Marka <\/p>\n<p>Waa Tallaabadii Labaad oo ay Dowladda Uga Jawaabayso Dalabka kaga Yimid Maamulka Gobolkaasi Oo Ku aadan In La Geeyo Marka Boolis Iyo Nabad Sugid <\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Waraka Naga Soo Gaaraya Magaalada Marka ayaa Sheegaya in Ciidamo Ka Socday Hay&#8217;adda Nabad Sugidda Qaranka La Geeyey Magalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh\/Hoose Gudaha Magaalada Marka ayaa Haatan Lagu Arkayaa Ciidamada Boolis ah oo ay Daba Socdaan Kuwa Nabad Sugida Qaranka Waxa ayna Indha Indheenayaan Dhammaan xaafadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12206","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12206"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12206\/revisions\/12218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}