{"id":1216,"date":"2011-06-07T18:52:48","date_gmt":"2011-06-07T18:52:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1216"},"modified":"2011-06-07T18:52:48","modified_gmt":"2011-06-07T18:52:48","slug":"somali-amerikaanka-farmaajo-oo-maanta-afka-labadiiisa-kala-qaaday-eedeyn-kululna-usoo-jeediyey-gudoomiyaha-baarlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/somali-amerikaanka-farmaajo-oo-maanta-afka-labadiiisa-kala-qaaday-eedeyn-kululna-usoo-jeediyey-gudoomiyaha-baarlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Somali Amerikaanka Farmaajo oo Maanta Afka labadiiisa Kala Qaaday eedeyn Kululna Usoo Jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Raiisal-wasaare-Farmaajo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1218\" title=\"Raiisal-wasaare-Farmaajo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Raiisal-wasaare-Farmaajo1-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Raiisal-wasaare-Farmaajo1-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Raiisal-wasaare-Farmaajo1.jpg 512w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra iisul wasaaraha soomali ameerikaanka Maxamed C\/laahi Maxamed (Farmaajo) oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay gudoomiyaha baarlamanka soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Farmaajo ayaa ku eedeeyay in uu doonayo gudoomiyaha baarlamaanka awood qeybsi ah wuxuuna sidoo kale sheegay inshirka Kambaala kasocda lagu heshiiyay Shariif Xasan Sheeq Aadan in xuukuumada qurba joogta ah xilal laga siiyo si Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ka qayb galay shirkii uu qabtay Raiisul Wasaaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo ayaa soo sheegaya in wejiga Farmaajo ay kamuuqatay Caro aanay jirin meel fog<\/p>\n<p>Dhanka kale Raiisul Wasaare Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kambaala si uu ugu gudbiyo cabashadiisa Madaxweynaha Gaalka ah ee dalak Ugandha YUweeri Musafani<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra iisul wasaaraha soomali ameerikaanka Maxamed C\/laahi Maxamed (Farmaajo) oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay gudoomiyaha baarlamanka soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Farmaajo ayaa ku eedeeyay in uu doonayo gudoomiyaha baarlamaanka awood qeybsi ah wuxuuna sidoo kale sheegay inshirka Kambaala kasocda lagu heshiiyay Shariif Xasan Sheeq Aadan in xuukuumada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1216","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1216","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1228,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1216\/revisions\/1228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}