{"id":12123,"date":"2013-01-28T20:20:50","date_gmt":"2013-01-28T17:20:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12123"},"modified":"2013-01-28T20:28:18","modified_gmt":"2013-01-28T17:28:18","slug":"wasiirada-arimaha-gudaha-iyo-gaashaandhigga-oo-maanta-gaaray-magaalada-baydhabo-ee-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/wasiirada-arimaha-gudaha-iyo-gaashaandhigga-oo-maanta-gaaray-magaalada-baydhabo-ee-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Gaashaandhigga Oo Maanta Gaaray Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Booqasho_Kismayo101.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Booqasho_Kismayo101.jpg\" alt=\"\" title=\"Booqasho_Kismayo10\" width=\"660\" height=\"495\" class=\"alignnone size-full wp-image-12135\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Booqasho_Kismayo101.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Booqasho_Kismayo101-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Wafdi Uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta gaaray Magaalada baydhabo Ee Xarun Goboleedka Baay<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka ayaa Waxa Socdaalkiisa Ku Wehlinayey Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga C\/Xakiim Haaji Maxamuud Fiqi Iyo Qaar Ka Mid Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p>Wafuudaani ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada baydhabo Waxaana Soo Dahweyntooda kalian Buuxdo Ka qaatay Maamulka Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay<\/p>\n<p>Wafdigaan Heerka Wasiirka ah ayaa waxa ay Kulamo xasaasi ah waxa ay la qaateen Dhamaan Qaybaha kala Duwan Ee Maamulka Degmada Iyo Bulshadaba Waxa ayna U Muujieen In ay Dadaal Ugu Jiraan Sidi Horumar Loo Gaari lahaa<\/p>\n<p>Socdaalkaan maanya ay Wasiiradaani ay Ku tageen Baydhabo ayaa Waxa La Tuhun San Yahay In uu Salka Ku Hayo Arimo La Xiriiro Maamul U Sameynta Gobolkaasi <\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wafdi Uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta gaaray Magaalada baydhabo Ee Xarun Goboleedka Baay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka ayaa Waxa Socdaalkiisa Ku Wehlinayey Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga C\/Xakiim Haaji Maxamuud Fiqi Iyo Qaar Ka Mid Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12123","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12123"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12138,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12123\/revisions\/12138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}