{"id":121126,"date":"2026-02-23T00:16:41","date_gmt":"2026-02-22T21:16:41","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=121126"},"modified":"2026-02-23T01:00:15","modified_gmt":"2026-02-22T22:00:15","slug":"maamulka-gobolada-waqooyiga-soomaaliya-oo-madaxweynihii-hore-muuse-biixi-cabdi-ka-dalbaday-heshiiska-israaiil-lala-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/02\/maamulka-gobolada-waqooyiga-soomaaliya-oo-madaxweynihii-hore-muuse-biixi-cabdi-ka-dalbaday-heshiiska-israaiil-lala-galay\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolada Waqooyiga Soomaaliya oo Madaxweynihii Hore Muuse Biixi Cabdi Ka Dalbaday Heshiiska Israa&#8217;iil Lala Galay."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay si cad u soo bandhigto heshiiska ay la gashay Israa\u2019iil, isaga oo dhinaca kale digniin u diray dowladaha Masar iyo Turkiga oo si weyn uga soo horjeeda aqoonsiga Somaliland.<\/p>\n<p>Biixi ayaa sheegay in loo baahan yahay in heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo Israa\u2019iil uu noqdo mid caddaalad ah oo labada dhinacba danahooda ku ilaashanayaan, isaga oo ka digay in uu noqdo mid cid gaar ahi ku faa\u2019iidayso ama cid kale waxyeello lagu gaadhsiiyo.<\/p>\n<p>\u201cXukuumaddu weli may soo bandhigin, ummaddana may horkeenin waxa aynu ku heshiinnay Israa\u2019iil \u2013 ha ahaado axdi, is-afgarad ama heshiis qoran oo sharci ah \u2013 taana waa laga sugayaa. Haddii aanu ahayn heshiis la siman yahay oo midna diintiisa aan waxba lagu yeelayn, Islaamkana aan waxba lagu yeelayn, waa laga hadli doonaa,\u201d ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Biixi, muddadii uu xilka hayay, marnaba ummadda Somaliland uma soo bandhigin faahfaahinta buuxda ee is-afgaradkii ay xukuumaddiisu la gashay dowladda Itoobiya bilowgii sannadkii 2024, iyada oo mar kasta xisbiyada mucaaradku codsan jireen in la soo bandhigo faahfaahinta heshiiska.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Biixi waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in Masar iyo Turkigu ay ku midoobaan mucaaradadda aqoonsiga Somaliland, inkasta oo ay taariikh ahaan arrimo badan ku kala aragti duwan yihiin. Waxa uu sheegay in Masar ay ka mid ahayd dowladihii ugu horreeyay ee heshiis la gala Israa\u2019iil, isla markaana Madaxweynihii hore ee Masar, Anwar Al Saadaad, uu ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Muslim ah ee booqda Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Biixi waxa uu intaas ku daray in Masar aanay waligeed waxtar muuqda u samayn Soomaaliya, isla markaana ay danaynayso in Itoobiya iyo Soomaaliya ay mar walba xiisad ku jiraan si ay u ilaashato danaheeda la xidhiidha wabiga Niilka. Waxa kale oo uu sheegay in ciidamada Masar iyo Turkiga ee la keenayo Soomaaliya aanay xal waara keeni doonin.<\/p>\n<p>\u201cColaadda la abuurayaa waxa sal u ah qodob keliya \u2013 waa aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu sheegay in doodda ka imanaysa madaxda Soomaaliya ee ku saabsan in dad Falastiiniyiin ah la keenayo Somaliland aanay sal lahayn, isla markaana xukuumadda Somaliland ay hore u beenisay arrintaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa uu ka hadlay wararka sheegaya in Israa\u2019iil u timid Somaliland si loogaga duulo Yemen ama Iran, isaga oo ku tilmaamay \u201cwar suuqa la geliyey,\u201d isla markaana aanay suurtoobayn, maadaama uu dastuurka Somaliland arrintaas si cad uga hor imanayo.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Muuse Biixi Cabdi waxa uu baaq u diray Midowga Afrika, isaga oo ugu yeedhay inuu ixtiraamo xuduudaha Somaliland, kuwaas oo uu sheegay inay waafaqsan yihiin axdiga Midowga Afrika ee dhigaya in la dhowro xuduudihii gumaysiga laga dhaxlay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-300x212.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-300x212.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-1024x724.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-768x543.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-1536x1086.jpeg 1536w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-100x70.jpeg 100w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-200x140.jpeg 200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-696x492.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-1392x984.jpeg 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-1068x755.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-594x420.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1-1188x840.jpeg 1188w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/xidigaha-1.jpeg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg 1131w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay si cad u soo bandhigto heshiiska ay la gashay Israa\u2019iil, isaga oo dhinaca kale digniin u diray dowladaha Masar iyo Turkiga oo si weyn uga soo horjeeda aqoonsiga Somaliland. Biixi ayaa sheegay in loo baahan yahay in heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":121127,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-121126","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121126"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121143,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121126\/revisions\/121143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}