{"id":12094,"date":"2013-01-28T11:11:32","date_gmt":"2013-01-28T08:11:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12094"},"modified":"2013-01-28T11:17:53","modified_gmt":"2013-01-28T08:17:53","slug":"ciidamada-dowladda-oo-saakay-howl-gallo-raaf-ah-kula-dhaqaaqay-shacabka-degmada-hiliwaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/ciidamada-dowladda-oo-saakay-howl-gallo-raaf-ah-kula-dhaqaaqay-shacabka-degmada-hiliwaa\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda oo Saakay Howl Gallo Raaf ah Kula Dhaqaaqay Shacabka Degmada Hiliwaa"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/obbbbbbbbbbbbbbbbbbbb1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/obbbbbbbbbbbbbbbbbbbb1.jpg\" alt=\"\" title=\"obbbbbbbbbbbbbbbbbbbb\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-12103\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/obbbbbbbbbbbbbbbbbbbb1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/obbbbbbbbbbbbbbbbbbbb1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Kuwa Booliska Iyo Nabad Sugida ayaa Saakay Ku Kalahay Xaafaddo ka Tirsan Degmada Hiliwaa Ee Gobolka Banaadir <\/p>\n<p>Xaafadaha Howl Galloada baaritaanada ay Saakay ka Bilawdeen ayaa ah Waxarcadde Al cadaala Iyo Suuqa Dayax Ee Kawada Tirsan Degmada Hiliwaa<\/p>\n<p>In Ka Badan 600 Oo Ruux ayaa Howl Gaasi Lagu Soo Qab Qabtay Inta Uu sodaya Howl Galka Caadi Ka Noqday Degmooyinka Gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Taliayaha Ciidamada Booiska Gobolka Banaadir Axmed Xasan Maalin Oo Saxaafadda la Hadlay ayaa sheegay In ay Gacanta Ku soo dhigeen 600 oo ruux Laakiin Lakala Saari Doono Baaritaano Culus Ka Dib <\/p>\n<p>Muddooyinka Dambe Waxaa Soo badanayey Baaritaano ay Dadka Qaarkod Ku Tilmaameen Raaf Oo CXiidamada Dowadda ay Ka Sameeyaan Guud ahaan Gobolka Banaadir <\/p>\n<p>(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Kuwa Booliska Iyo Nabad Sugida ayaa Saakay Ku Kalahay Xaafaddo ka Tirsan Degmada Hiliwaa Ee Gobolka Banaadir Xaafadaha Howl Galloada baaritaanada ay Saakay ka Bilawdeen ayaa ah Waxarcadde Al cadaala Iyo Suuqa Dayax Ee Kawada Tirsan Degmada Hiliwaa In Ka Badan 600 Oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12094","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12094"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12100,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12094\/revisions\/12100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}