{"id":120695,"date":"2026-02-03T22:10:54","date_gmt":"2026-02-03T19:10:54","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=120695"},"modified":"2026-02-04T03:41:45","modified_gmt":"2026-02-04T00:41:45","slug":"dawladda-dalka-yemen-ee-la-aqoonsanyahay-oo-cambaareysay-tacadiyada-lagu-hayo-kaluumeysatadeeda-ee-xeebaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/02\/dawladda-dalka-yemen-ee-la-aqoonsanyahay-oo-cambaareysay-tacadiyada-lagu-hayo-kaluumeysatadeeda-ee-xeebaha-puntland\/","title":{"rendered":"Dawladda Dalka Yemen ee La Aqoonsanyahay oo Cambaareysay Tacadiyada Lagu Hayo Kaluumeysatadeeda ee Xeebaha Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Beeraha, Kheyraadka Kalluumeysiga iyo Biyaha ee Jamhuuriyadda Yemen ayaa si kulul u cambaareysay tacaddiyada iyo xadgudubyada isdaba-joogga ah ee lagu hayo kalluumeysatada Yemen ee ka shaqeeya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, kuwaas oo ay ku eedeysay ciidamada Eritrea iyo maamulka Puntland, iyadoo ku tilmaantay falalkaas jebin cad oo ka dhan ah shuruucda, axdiyada iyo heshiisyada caalamiga ah ee bini\u2019aadantinimada iyo badaha.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada Eritrea ay weerar hubeysan oo toos ah ku qaadeen kalluumeysato Yemen ah oo rayid ah, iyagoo isticmaalay hubka noocyadiisa kala duwan, xilli ay ku sugnaayeen biyaha xuduudda badda ee Jamhuuriyadda Yemen ee Badda Cas.<\/p>\n<p>Weerarkaasi ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidoo kale in la xiray tiro kalluumeysato ah oo si qasab ah loo kaxeeyay.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa tallaabadan ku tilmaantay mid khatar weyn ku ah amniga iyo badbaadada kalluumeysatada Yemen, isla markaana beegsaneysa nolol-maalmeedkooda iyo xaqooda sharci ee shaqo iyo nolol sharaf leh.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale si adag u cambaareysay waxa ay ku tilmaantay xarig sharci-darro ah oo ay kula kacday Maamulka Puntland, gaar ahaan saraakiisha magaalada Boosaaso, halkaas oo kalluumeysato Yemen ah oo ka soo jeeda gobolka Xadramaawt lagu xiray xilli ay kalluumeysi ku jireen, lagana qaatay doonyahoodii, qalabkoodii iyo kalluunkii ay soo qabsadeen.<\/p>\n<p>Wasaaradda Beeraha Yemen ayaa mas\u2019uuliyadda buuxda ee dhinaca sharciga iyo bani\u2019aadantinimada dusha ka saartay dowladda Eritrea iyo Puntland, iyadoo ka dalbatay in si degdeg ah oo shuruud la\u2019aan ah loo sii daayo dhammaan kalluumeysatada la xiray, loo xaqiijiyo badbaadadooda, dib loogu soo celiyo dalkooda si nabad ah, isla markaana loo soo celiyo doonyahoodii, qalabkoodii iyo dhammaan wixii ay wateen iyada oo aan waxba laga dhimin, lana maxkamadeeyo cid kasta oo ku lug leh xadgudubyadan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasaaraddu waxay ugu baaqday Qaramada Midoobay, ururrada caalamiga ah, kuwa xuquuqda aadanaha iyo hay\u2019adaha bini\u2019aadantinimada, iyo dhammaan dhinacyada ay khusayso, inay gutaan waajibaadkooda sharci iyo mid akhlaaqeed, si cadna u cambaareeyaan falalkan, una dhaqaaqaan tallaabo degdeg ah oo lagu joojinayo tacaddiyada ka dhanka ah kalluumeysatada Yemen, laguna xaqiijinayo ilaalintooda biyaha xuduudda iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg 1131w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Beeraha, Kheyraadka Kalluumeysiga iyo Biyaha ee Jamhuuriyadda Yemen ayaa si kulul u cambaareysay tacaddiyada iyo xadgudubyada isdaba-joogga ah ee lagu hayo kalluumeysatada Yemen ee ka shaqeeya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, kuwaas oo ay ku eedeysay ciidamada Eritrea iyo maamulka Puntland, iyadoo ku tilmaantay falalkaas jebin cad oo ka dhan ah shuruucda, axdiyada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":120697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-120695","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120695","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=120695"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":120709,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120695\/revisions\/120709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/120697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=120695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=120695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=120695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}