{"id":12061,"date":"2013-01-27T20:56:16","date_gmt":"2013-01-27T17:56:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12061"},"modified":"2013-01-27T21:34:26","modified_gmt":"2013-01-27T18:34:26","slug":"shir-madaxeed-afrika-oo-maanta-ka-furmay-magaalada-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/shir-madaxeed-afrika-oo-maanta-ka-furmay-magaalada-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Shir Madaxeedka Afrika Oo Maanta ka Furmay Magaalada Addis Ababa"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/AU-SUMMIT1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/AU-SUMMIT1.jpg\" alt=\"\" title=\"AU-SUMMIT\" width=\"338\" height=\"225\" class=\"alignnone size-full wp-image-12066\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/AU-SUMMIT1.jpg 338w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/AU-SUMMIT1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 338px) 100vw, 338px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n<p>Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia Waxaa Maanta ka Furmay Shir Madaxeed Midowga Afrika oo ay Ka Qayb Galayaa Madax Kor U dhaafaya Ilaa Iyo 50<\/p>\n<p>Shirkaan Oo ah Mid Xasaasi ah ayaa Waxaa Soomaaliya Ugu Qayb Galayaa Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane xasan Shiikh Maxamud Gur Guurte<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ah Mid Indha Caalamka Oo Dhan ay Kuwa Hayso ayaa waxyaabaha Lo hadlayaa Ka Mid ah xaalada dalka soomalaiya<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Kulankaan Khudbad xasaais ah ka Jeediyey Oo Luqada Englisha ah Dhawaan Codka Madaxweynaha Ka Dhageyso Warsom.com<\/p>\n<p>(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia Waxaa Maanta ka Furmay Shir Madaxeed Midowga Afrika oo ay Ka Qayb Galayaa Madax Kor U dhaafaya Ilaa Iyo 50 Shirkaan Oo ah Mid Xasaasi ah ayaa Waxaa Soomaaliya Ugu Qayb Galayaa Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane xasan Shiikh Maxamud Gur Guurte Kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12061","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12061","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12061"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12080,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12061\/revisions\/12080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}