{"id":120605,"date":"2026-01-30T20:41:38","date_gmt":"2026-01-30T17:41:38","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=120605"},"modified":"2026-01-30T22:15:24","modified_gmt":"2026-01-30T19:15:24","slug":"dawladaha-turkiga-jabuuti-iyo-soomaaliya-oo-maamulka-somaliland-ku-eedeeyey-diidmada-aqoonsiga-ay-ka-heleen-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/01\/dawladaha-turkiga-jabuuti-iyo-soomaaliya-oo-maamulka-somaliland-ku-eedeeyey-diidmada-aqoonsiga-ay-ka-heleen-israaiil\/","title":{"rendered":"Dawladaha Turkiga Jabuuti iyo Soomaaliya oo Maamulka Somaliland ku eedeeyey Diidmada Aqoonsiga ay ka heleen Israa&#8217;iil."},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in dowladaha Turkiga iyo Jabuuti ay dano gaar ah oo dhaqaale awgeed uga soo horjeedaan aqoonsiga Somaliland. Waxay si gaar ah ugu baaqeen dowladda Soomaaliya in ay faraha kala baxdo arrimaha Somaliland.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in Turkigu yahay waddankii ugu horreeyay ee dunida Islaamka ka mid ah ee aqoonsada Israa\u2019iil, balse heshiisyo dhaqaale oo uu la galay dowladda Soomaaliya awgeed uu aad uga xumaaday aqoonsiga Somaliland, isaga oo moodayay in heshiisyadaas uu ku heli karo kheyraadka Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland ay isku dayday in ay hagaajiso xidhiidhka kala dhexeeya Jabuuti, balse dowladda Jabuuti ay qaaday tallaabooyin muujinaya \u201cxaasidnimo\u201d iyo dagaal toos ah oo ay kula jirto aqoonsiga Somaliland. Wuxuu xusay in dadka reer Jabuuti ay yihiin dad wanaagsan, hase yeeshee maamulka hadda talada haya uu aaminsan yahay in Somaliland la burburiyo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa yidhi: \u201cJabuuti haddii ay jacayl u hayso midnimo Soomaaliyeed, 1977 ayay xornimada qaadatay, maalintaasna waxay haysteen fursad ay Soomaaliya ugu biiri karaan. Iyagoo arkayay dhibaatada ka jirtay ayay diideen inay ku biiraan. Haddii ay jacayl dhab ah u qabeen Soomaalinimada, way ku biiri lahaayeen.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay si adag u dhaliileen dowladda Soomaaliya, madaxda hadda talada haysa, iyo qaar ka mid ah madaxdii hore u soo hoggaamisay Soomaaliya, iyaga oo sheegay in qorshayaasha lagu burburinayo Somaliland laga soo abaabulo Muqdisho, balse maamul-goboleedyo qaar aanay arrintaas ku jirin, isla markaana aanay wax xumaan ah kula kicin Somaliland.<\/p>\n<p>Waxay intaas ku dareen in Somaliland ay iyadu gacanta ku hayso marinka biyoodka Bab al-Mandab, isla markaana aanay jiri doonin wax go\u2019aan ama heshiis ah oo ka dhaca iyada oo aanay qayb ka ahayn. Waxay uga digeen dowladda Soomaaliya in ay heshiisyo la gasho dowlado shisheeye oo ku saabsan kheyraadka Somaliland.<\/p>\n<p>Dowladda Israa\u2019iil, oo ah dowlad reer Galbeedka xulafo la ah isla markaana inta badan aan laga jeclayn dunida Islaamka, ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee aqoonsata Somaliland. Arrintaas ayaa dhalisay diidmo xooggan oo ka timid dowladda Soomaaliya, oo u aragta in lagu xadgudbay midnimadeeda dhuleed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, marka laga yimaado diidmada dowlada caalamka, dowladaha si gaar ah uga soo horjeestay aqoonsiga Somaliland waxaa ka mid ah Jabuuti, Turkiga iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo xidhiidh dhaqaale iyo istiraatiiji ah la leh dowladda Soomaaliya, isla markaana aan danahooda ka dhex arkin aqoonsiga Somaliland.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-120582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-212x300.jpeg 212w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-696x985.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-297x420.jpeg 297w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin-594x840.jpeg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/murashaxiin.jpeg 1131w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in dowladaha Turkiga iyo Jabuuti ay dano gaar ah oo dhaqaale awgeed uga soo horjeedaan aqoonsiga Somaliland. Waxay si gaar ah ugu baaqeen dowladda Soomaaliya in ay faraha kala baxdo arrimaha Somaliland. Waxay sheegeen in Turkigu yahay waddankii ugu horreeyay ee dunida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":120606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-120605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=120605"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":120632,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120605\/revisions\/120632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/120606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=120605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=120605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=120605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}