{"id":120068,"date":"2026-01-04T22:49:49","date_gmt":"2026-01-04T19:49:49","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=120068"},"modified":"2026-01-05T00:23:34","modified_gmt":"2026-01-04T21:23:34","slug":"horjoogayaal-caan-ah-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-wasaarada-gaashaandhiga-soomaaliya-shiigtay-in-la-khaarijiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/01\/horjoogayaal-caan-ah-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-wasaarada-gaashaandhiga-soomaaliya-shiigtay-in-la-khaarijiyey\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal Caan ah Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Shiigtay in la Khaarijiyey."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyay howlgallo amni oo ballaaran oo ay dhawaan fuliyeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, kuwaas oo si gaar ah loogu beegsaday hogaamiyeyaal sare ee ka tirsan kooxda Al\u2011Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in shirka jaraa\u2019id ujeedkiisu ahaa in shacabka Soomaaliyeed lala wadaago guulo amni oo muhiim ah oo la gaaray maalmahan, gaar ahaan howlgallo sababay in la dilo qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha ugu khatarta badan Kooxda Al\u2011Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi wuxuu xaqiijiyay in 10\u2011kii December 2025, Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), iyada oo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah, ay fulisay duqeyn hawada ah oo si xeel dheer loo qorsheeyay, taas oo ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>Jilib ayuu wasiirku ku tilmaamay inay tahay xarunta ugu muhiimsan ee Al\u2011Shabaab, halkaas oo ay ku sugnaayeen hoggaamiyeyaasha kooxda, lagu tababaro dagaalyahannada cusub, laguna diyaariyo qaraxyada iyo qorsheyaasha weerarrada.<\/p>\n<p>Howlgalkaas ayaa lagu dilay labo hoggaamiye oo ka mid ahaa kuwa ugu halista badan taariikhda Al\u2011Shabaab oo kala ahaa Abdullaahi Cismaan Maxamed Abuu Bakar (Engineer Ismail) oo ahaa Khabiirka ugu weyn ee qaraxyada kooxda, isla markaana loo diyaarinayay inuu noqdo hoggaamiye sare mustaqbalka iyo Cabdikariin Maxamed Xirsi (Qoorleex) oo Mas\u2019uul ka ahaa ammaanka gudaha iyo qorsheynta weerarrada dibadda.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay in labadaas nin ay si toos ah mas\u2019uul uga ahaayeen qaraxyo, dilal qorsheysan, iyo falal argagixiso oo waxyeello weyn u geystay shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Intaa kaddib, Wasiir Fiqi wuxuu sheegay in Ciidamada Gaarka ah ee Danab ay fuliyeen howlgal kale oo ka dhacay Buulo Fulaay, kaas oo lagu dilay in ka badan 20 dagaalyahan oo Al\u2011Shabaab ah, isla markaana lagu burburiyay Idaacadda Andalus, oo ahayd warbaahin ay kooxda u adeegsan jirtay dacaayad iyo marin-habaabinta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirku wuxuu xusay in dib loo furay waddada xeebta Muqdisho iyo Marka, taas oo muddo dheer ay Al\u2011Shabaab u adeegsan jirtay inay ku cabsi geliso shacabka una carqaladeyso ganacsiga iyo isu socodka dadka.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay Hay\u2019adda NISA doorkii ay ku lahayd ururinta sirdoonka, wuxuuna sidoo kale ammaanay Dowladda Mareykanka taageerada hawada ee ay ka geysatay howlgalladaas.<\/p>\n<p>\u201cBishii la soo dhaafay, Al\u2011Shabaab waxay la kulantay khasaaraha ugu weyn ee dhinaca hoggaanka iyo dagaalyahannada, Hoggaamiye argagixiso ah ma jiro oo ka badbaadi kara gacanta dowladda, Haddii \u2018Injineerkii weynaa\u2019 uusan baxsan karin, cid kale ma baxsan karto.\u201d ayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyay howlgallo amni oo ballaaran oo ay dhawaan fuliyeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, kuwaas oo si gaar ah loogu beegsaday hogaamiyeyaal sare ee ka tirsan kooxda Al\u2011Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay in shirka jaraa\u2019id ujeedkiisu ahaa in shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":120069,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-120068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=120068"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":120081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/120068\/revisions\/120081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/120069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=120068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=120068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=120068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}