{"id":11992,"date":"2013-01-26T20:09:03","date_gmt":"2013-01-26T17:09:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11992"},"modified":"2013-01-26T20:36:56","modified_gmt":"2013-01-26T17:36:56","slug":"madaxweyne-xasan-gur-guurte-oo-ka-ambabaxay-muqdisho-cagtana-soo-marin-doono-ethiopia-belgium-iyo-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/madaxweyne-xasan-gur-guurte-oo-ka-ambabaxay-muqdisho-cagtana-soo-marin-doono-ethiopia-belgium-iyo-masar\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Gur Guurte Oo Ka Ambabaxay Muqdisho Cagtana Soo Marin Doono Ethiopia, Belgium Iyo Masar"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Madaxweyne-Prof_-Xasan-Sheekh-Maxamuud-allsomali11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Madaxweyne-Prof_-Xasan-Sheekh-Maxamuud-allsomali11.jpg\" alt=\"\" title=\"Madaxweyne-Prof_-Xasan-Sheekh-Maxamuud-allsomali1\" width=\"418\" height=\"270\" class=\"alignnone size-full wp-image-12003\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Madaxweyne-Prof_-Xasan-Sheekh-Maxamuud-allsomali11.jpg 418w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/Madaxweyne-Prof_-Xasan-Sheekh-Maxamuud-allsomali11-300x193.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 418px) 100vw, 418px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Wafdi Ballaaran oo Uu Hogaaminaya madaxweynaha Jamhuuriayada Soomaaliya Ayaa maanta Ka Amababaxay Magaalada Muqdisho Ee caasiamada Soomaaliya isagoo Ku Sii Jeeday Magaalada Addis Ababa Ee xarunta Dalka Ethiopia <\/p>\n<p>Safakra Madaxweynaha Ee Dalka Ethiopia ayaa Ula Jeedkiisu Waxa Uu Yahay Sidii Uu Uga Qayb Gali Lahaa Shirka madaxda Afrika Oo maalinta Beri ah ka Furamaya Dalkaasi <\/p>\n<p>Madaxweyne Gur Guurte ayaa Addis Ka Dib U Duuli Doono Dalka Belgiumka Halkaasuu Kaga Qayb Galaya Kulanka ay Midowga Yurub Ka Yeelayanayaan Arimaha Wadanka Soomaaliya waxa Uuna Belgium Kaga Sii Kicitimi Doonaa Magaalada Qaahira Ee dalka Masar Oo Iyana Ka Dhici Doono Kulanka Wadamada islaam Sidaasi Waxaa Saxaafadda Muqdisho U Xaqiijyey Wasiiru dowlaha arrimaha dibeda ee Somalia Maxamed Nuur Gacal oo Saxaafadda Garoonka Muqdisho Kula hadlay<\/p>\n<p>Dhammaan Kulamada Uu Ka qayab Gali Doono madaxweyne Xasan ayaa Lagu wadaa In Khudbada kawada Jeediyo waxaana Ajandayaasha Looga Hadalaya ka Mid ah xaaladaha Dalka Soomaaliya <\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wafdi Ballaaran oo Uu Hogaaminaya madaxweynaha Jamhuuriayada Soomaaliya Ayaa maanta Ka Amababaxay Magaalada Muqdisho Ee caasiamada Soomaaliya isagoo Ku Sii Jeeday Magaalada Addis Ababa Ee xarunta Dalka Ethiopia Safakra Madaxweynaha Ee Dalka Ethiopia ayaa Ula Jeedkiisu Waxa Uu Yahay Sidii Uu Uga Qayb Gali Lahaa Shirka madaxda Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11992","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11992"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11994,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11992\/revisions\/11994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}