{"id":119451,"date":"2025-12-04T01:45:05","date_gmt":"2025-12-03T22:45:05","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=119451"},"modified":"2025-12-04T05:50:54","modified_gmt":"2025-12-04T02:50:54","slug":"dadka-soomaalida-ku-nool-minnesota-oo-ay-ka-difaacayaan-hadalada-cunsuriyada-ah-ee-madaxweyne-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/12\/dadka-soomaalida-ku-nool-minnesota-oo-ay-ka-difaacayaan-hadalada-cunsuriyada-ah-ee-madaxweyne-trump\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Minnesota oo Dadka Soomaalida Ku Nool Minnesota ka Difaacayaan Hadalada Cunsuriyada ah ee Madaxweyne Trump."},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minneapolis ayaa sheegay inay jiraan warar rasmi ah oo sheegaya in waaxda socdaalka Mareykanku ay wado howlgal ballaadhan oo lagu badhtilmaameedsanayo bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis iyo St. Paul, kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu maalmihii u dambeeyay kordhiyay weerarrada afka ee uu ku hayo bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Warbixin uu New York Times daabacay ayaa lagu sheegay in in ka badan 100 askari oo ka tirsan laanta socdaalka lagu wado inay ka degaan gobolka si ay u badhtilmaameedsadaan dadka Soomaaliyeed ee aan haysan dukumeenti sax ah.<\/p>\n<p>Duqa Minneapolis Jacob Frey ayaa sheegay in hadday dhacdo in la badhtilmaameedsado bulshada Soomaaliyeed ay \u201csi buuxda\u201d u garab istaagi doonaan.<\/p>\n<p>Frey oo ka hadlayay warbaahinta ayaa sidoo kale si adag u dhaliilay hadallada Trump, uu Talaadadii ku sheegay kulanka golihiisa wasiirrada in \u201cSoomaalidu yihiin qashin\u201d isla markaana aanu rabin \u201cinay dalka joogaan.\u201d Duqa magaalada ayaa sheegay in booliska Minneapolis aanay ka qayb qaadan doonin howlgal kasta oo federaal oo la xidhiidha arrimaha socdaalka, isaga oo ku tilmaamay hadallada Trump \u201ckuwo lagu cadowsanyo bulsho dhan\u201d.<\/p>\n<p>Minnesota waxaa ku nool in ka badan 80,000 oo Soomaali ah, kuwaas oo intooda badan degan gobolka Magaalooyinka Mataanaha ah. Frey ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay gobolka ku leeyihiin \u201chanti dhaqaale iyo dhaqan\u201d, isla markaana ay muddo dheer qayb ka ahaayeen bulshada Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in inta badan Soomaalida ku nool Mareykanka ay yihiin muwaadiniin sharciyeysan, isla markaana uu ka baqayo in howlgalada lagu beegsado dad sharci ku jooga dalka.<\/p>\n<p><strong>Weeraradii ugu dambeeyay ee Trump<\/strong><\/p>\n<p>Bishii hore, Trump wuxuu ku dhawaaqay inuu joojinayo ilaalinta kumeel-gaadhka ah ee TPS ee Soomaalida ku nool Minnesota, isaga oo ku eedeeyay \u201cbudhcadnimo\u201d iyo inay gobolka khatar ku yihiin, eedahaas oo ay si adag u beeniyeen mas\u2019uuliyiinta gobolka.<\/p>\n<p>Kulanka golaha wasiirrada Talaadadii ayuu mar kale ku celiyay hadallo naceyb muujinaya, isaga oo sheegay in Soomaalidu \u201caanay wax ku soo kordhin dalka\u201d isla markaana ay soo kharibeen dalkoodii\u201d.<\/p>\n<p>Afhayeenka Aqalka Cad Abigail Jackson ayaa difaacday madaxweynaha, iyada oo sheegtay inuu \u201csi sax ah u tilmaamay dhibaatooyinka ay keeneen muhaajiriinta Soomaalida oo ay ku tilmaantay halis.\u201d<\/p>\n<p>Duqa St. Paul Melvin Carter, oo ah duqii ugu horreeyay ee madow ee magaaladaasi yeelato, ayaa sheegay hadallada Trump inay yihiin cunsuriyad iyo nacayb ajnabi, xilli la soo warinayo in askar ka socda waaxda socdaalku ay weerareen shacab Soomaaliyeed oo sharci haysta.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minneapolis ayaa sheegay inay jiraan warar rasmi ah oo sheegaya in waaxda socdaalka Mareykanku ay wado howlgal ballaadhan oo lagu badhtilmaameedsanayo bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis iyo St. Paul, kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu maalmihii u dambeeyay kordhiyay weerarrada afka ee uu ku hayo bulshada Soomaaliyeed. Warbixin uu New York [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":119452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-119451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=119451"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":119482,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119451\/revisions\/119482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/119452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=119451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=119451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=119451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}