{"id":119431,"date":"2025-12-01T23:07:55","date_gmt":"2025-12-01T20:07:55","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=119431"},"modified":"2025-12-01T23:40:53","modified_gmt":"2025-12-01T20:40:53","slug":"madaxweynihii-hore-ee-somaliland-muuse-biixi-oo-illaalada-garoonka-cigal-ee-hargeysa-rasaas-ku-rideen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/12\/madaxweynihii-hore-ee-somaliland-muuse-biixi-oo-illaalada-garoonka-cigal-ee-hargeysa-rasaas-ku-rideen\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii Hore ee Somaliland Muuse Biixi oo Illaalada Garoonka Cigal ee Hargeysa Rasaas Ku Rideen."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ilaalada Madaarka Cigaal ee Hargeysa ayaa rasaas kor u riday xilli uu maanta ka dhoofayay Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo safar ugu ambabaxay waddanka Imaaraatka Carabta.<\/p>\n<p>Rasaasta ayaa la maqlay kadib muran soo kala dhex galay ilaalada Madaxweyne-hore Biixi iyo ilaalada garoonka, iyadoo mid ka mid ah askarta ilaalada Cigaal uu rasaas kor u riday. Intaa ka dib, waxa baraha bulshada lagu arkay Madaxweyne Biixi iyo siyaasiyiin la socday oo garoonka hore u galay iyaga oo aan ilaalo wadan.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta taageersan Biixi, salaadiin iyo madaxda xisbiyada mucaaradka ah, ayaa si adag u cambaareeyay falkii lagula kacay Biixi, iyaga oo sheegay in la dhibaateeyay, balse uu doortay inuu aamusnaan ku dhoofo si bulshada aanay u kicin.<\/p>\n<p>\u201cFalka lagula kacay Madaxweynihii hore, Muuse Biixi, waa fal argagax leh oo khatar ku ah amniga qaranka. Wuxuu ahaa fal la damacsanaa in lagu waxyeeleeyo sharaftiisa,\u201d ayuu yidhi Xoghayihii hore ee Madaxweyne Biixi oo qoraal ku baahiyay baraha bulshada, isaga oo sidaas kaga falceliyay sida loola dhaqmay Biixi.<\/p>\n<p>Xisbiga KULMIYE ayaa cambaareeyay tallaabada ay maanta ciidanka Booliska Madaarka Hargeysa kula kaceen Madaxweynihii 5aad ee Somaliland. \u201cXisbiga KULMIYE waxa uu u arkaa mid aan la aqbali karin rasaasta ay ciidanka boolisku u isticmaaleen Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,\u201d ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay xisbiga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu Xukuumadda talada haysa, gaar ahaan Wasaaradda Duulista iyo hay\u2019adaha amniga, ka sugaynaa inay jawaab rasmi ah ka bixiyaan dhacdadan foosha xun oo sawir khaldan ka bixinaysa hannaanka dawladnimada Somaliland.\u201d<\/p>\n<p>Xisbiga KAAH ayaa isna sheegay inuu aad uga xun yahay dhacdada, isaga oo ku tilmaamay rasaaseyn iyo is-hortaag ka dhacay Madaarka Cigaal ee caasimadda Hargeysa. \u201cTallaabada sababtay in Madaxweyne hore lug ku galo madaarka, waxa xaqiiq ah inay ahayd fal ka tarjumaya xurmo-darro iyo xadgudub xasaasiyadeed. Madaxweyne-hore Muuse Biixi Cabdi waa Madaxweyne dalkani soo hoggaamiyay, isla markaana mudan qaddarin iyo xushmad joogto ah.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqaynaa Xukuumadda JSL inay raalligelin ka bixiso tallaabooyinkii lidiga ku ahaa maamuuska iyo milgaha Madaxweynihii hore.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambayntii, Xisbiga KAAH wuxuu ku baaqay in baadhis madaxbannaan lagu sameeyo dhacdadaasi, isla markaana xukuumaddu qaaddo tallaabooyinka ku habboon ee lagula xisaabtamayo cid kasta oo ku lug lahayd.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ilaalada Madaarka Cigaal ee Hargeysa ayaa rasaas kor u riday xilli uu maanta ka dhoofayay Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo safar ugu ambabaxay waddanka Imaaraatka Carabta. Rasaasta ayaa la maqlay kadib muran soo kala dhex galay ilaalada Madaxweyne-hore Biixi iyo ilaalada garoonka, iyadoo mid ka mid ah askarta ilaalada Cigaal uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":119432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-119431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=119431"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":119441,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119431\/revisions\/119441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/119432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=119431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=119431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=119431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}