{"id":11940,"date":"2013-01-25T19:46:03","date_gmt":"2013-01-25T16:46:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11940"},"modified":"2013-01-25T21:32:16","modified_gmt":"2013-01-25T18:32:16","slug":"maamulka-degmada-xudur-oo-dowladda-ka-dalbaday-gumad-deg-deg-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/maamulka-degmada-xudur-oo-dowladda-ka-dalbaday-gumad-deg-deg-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Degmada Xudur Oo Dowladda Ka Dalbaday Gumad Deg Deg ah"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/untitled.bmp\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/untitled.bmp\" alt=\"\" title=\"untitled\" class=\"alignnone size-full wp-image-11942\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n<p>Maamulka dagmada Xudur ee gobalka\u00a0 Bakool ayaa ka codsaday dowlada federaalka Soomaaliya iyo ha\u2019adaha gargaarka in ay dhinacyada waxbarashada ,caafimaad iyo cunada ka Soo gaaraan dadka ku nool dagmadaasi .<\/p>\n<p>Gudoomiyaha dagmada Xudur ee gobalka Bakool Maxamad Macalin ayaa sheegay in degmada iyo deegaanada hoos taga aysan heysan nolosha aas aasiga ah ah sida Cunada ,caafimaadka\u00a0 iyo wax barashada,waxaana uu dowlada Soomaaliya ka codsaday gaar ahaan hay\u2019adaha ay in ay si deg deg ah wax uga qabtaan baahiyaha ka cabanayaan dadka rayidka ah eek u noon deegaanadaasi<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu xusay\u00a0 maadama iyagu ay yihiin masuuliyinta Xudur ay cabsho arintaasi la xiriirta kaga imaneyso dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Inta badan deegaanada hoos taga degmada Xudur waxaa ay yihiin kuwo ka soo kabanaya dhibatooyinka isu jira cuno la\u2019aan ,caafimaad daro iyo waxbarasho la\u2019aan ayna usii dheertahay dagaalo mararka qaar ka dhac deegaandaasi <\/p>\n<p>Cabashadaani ayaa waxey ku soo beegmeysaa xili ay hay\u2019adaha samafalka iyo xukuumadaba ay balan qaadeen in ay wax la gaari doonaan goobaha ay xarakada shabaab ka bexeen<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom Maamulka dagmada Xudur ee gobalka\u00a0 Bakool ayaa ka codsaday dowlada federaalka Soomaaliya iyo ha\u2019adaha gargaarka in ay dhinacyada waxbarashada ,caafimaad iyo cunada ka Soo gaaraan dadka ku nool dagmadaasi . Gudoomiyaha dagmada Xudur ee gobalka Bakool Maxamad Macalin ayaa sheegay in degmada iyo deegaanada hoos taga aysan heysan nolosha aas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11940","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11940"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11956,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11940\/revisions\/11956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}