{"id":11932,"date":"2013-01-25T14:55:07","date_gmt":"2013-01-25T11:55:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11932"},"modified":"2013-01-25T14:55:07","modified_gmt":"2013-01-25T11:55:07","slug":"war-deg-deg-ah-bogga-twitter-ka-xarakada-al-sahabaab-oo-la-xanibay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/war-deg-deg-ah-bogga-twitter-ka-xarakada-al-sahabaab-oo-la-xanibay\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah &#8220;Bogga Twitter-ka Xarakada Al Sahabaab Oo La Xanibay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n<p>Warar Si Rasmi ah Loo xaqiijiyey ayaa Sheegaya In La Xiray Bogga Xarakada Al Shabaab ay Ku Lahaayeen Aaalada Twitter-ka oo ay Si Weyn U Adeegsan Jireen <\/p>\n<p>http:\/\/twitter.com\/HSMPress  oo ahaa Bog ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay Ku Lahaayeen aalada Twitter ayaa Haatan Xanibay Iyadoo ana La Ogeyn Cidda Sida Rasmiga ah kaga Dambeyso Xanibaadaani <\/p>\n<p>Shirkada Iska Leh Aalada Twitter oo Kaliya Aayaa Awood U Leh In ay Xireen Boggaasi Waxaa Sidaasi Cadeeyey Khubaro Ku Xeel Dheer Dhan IT-ga <\/p>\n<p>Ma Jiro Ilaa Iyo Haatn wax war ah Oo ka Soo Kala Baxay XSHMJ Iyo Shirkada Twitter oo Ku Aadan Xanibaadda Bagga Al Shabaab <\/p>\n<p>Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom Warar Si Rasmi ah Loo xaqiijiyey ayaa Sheegaya In La Xiray Bogga Xarakada Al Shabaab ay Ku Lahaayeen Aaalada Twitter-ka oo ay Si Weyn U Adeegsan Jireen http:\/\/twitter.com\/HSMPress oo ahaa Bog ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay Ku Lahaayeen aalada Twitter ayaa Haatan Xanibay Iyadoo ana La Ogeyn Cidda Sida Rasmiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11932","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11932"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11932\/revisions\/11939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}