{"id":119271,"date":"2025-11-24T22:21:10","date_gmt":"2025-11-24T19:21:10","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=119271"},"modified":"2025-11-25T00:04:38","modified_gmt":"2025-11-24T21:04:38","slug":"maxkamadda-ciidamada-federalka-oo-wada-qorshe-xasaanad-ka-qaadis-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/11\/maxkamadda-ciidamada-federalka-oo-wada-qorshe-xasaanad-ka-qaadis-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Federalka oo wada Qorshe Xasaanad ka Qaadis Qaar kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashaanle dhexe Axmed Xaaji Cabdullaahi Kamey oo\u00a0 Warbaahinta kula hadlay deegaanka Yaaqbariweyne oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Wanlaweyn ayaa sheegay inay jiraan masuuliyiin xasaanad leh oo hurinaya rabshadaha maleeshiyaadku ka gaysanayaan wadada u dhaxeyso Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira masuuliyiin xasaanad leh oo ka soo kala jeeda labada dhinac ee ku dagaalamay degmada Wanlaweyn, Masuuliyiintaas waxay maleeshiyaadka siiyaan hub, rasaas, lacago iyo sidoo kalena waxay ku difaacaan afka oo dhanka baraha bulshada ayay taageero iyo difaac la hortaagan yihiin mar walba.\u201d ayuu yiri Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Axmed Xaaji Cabdullaahi Kamey.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliye ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay inay hayaan cadeymo ku saabsan in masuuliyiintaasi oo magacyadoodu uusan sheegin inay hoos yimaadaan labada maleeshiyo ee dhibaatada ka geysta qeybo ka mid ah deegaanada hoostaga Wanlaweyn.<\/p>\n<p>\u201cHada waxaan soo uruurinay ama aan helnay cadeymo farabadan oo cadeynaya in masuuliyiintaasi xasaanadda leh ay taakuleeyaan ama ay hoos yimaadaan maleeshiyaadkii ku dagaalamay degmada Wanlaweyn.\u201d ayuu yiri Gaashaanle Dhexe Axmed Xaaji Cabdullaahi Kamey.<\/p>\n<p>Kamey ayaa tilmaamay in cadeymaha ay la wadaagi doonaan gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Anshax Marinta ee Baarlamaanka, si ay u weydiistaan codsi xasaanad ka qaadis ah, ka hor maxkamadeyntooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii hadalka ka soo yeeray Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ayaa imanaya, iyadoo maxkamaddu ay Sabtidii xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku xukuntay qaar ka mid maleeshiyaadka beelaha ee labadii sano ee la soo dhaafay dilalka ka gaysanayay inta u dhaxeyso degmada Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"wp-menu-arrow\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wp-menu-image dashicons-before dashicons-admin-comments\" aria-hidden=\"true\"><\/div>\n<div class=\"wp-menu-name\">Comments <span class=\"awaiting-mod count-0\"><span class=\"pending-count\" aria-hidden=\"true\">0<\/span><span class=\"comments-in-moderation-text screen-reader-text\">0 Comments in moderation<\/span><\/span><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashaanle dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":119274,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-119271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=119271"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":119289,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119271\/revisions\/119289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/119274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=119271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=119271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=119271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}