{"id":11922,"date":"2013-01-24T23:16:48","date_gmt":"2013-01-24T20:16:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11922"},"modified":"2013-01-24T23:30:23","modified_gmt":"2013-01-24T20:30:23","slug":"qaraxyo-xoogan-oo-caawa-mar-kale-ka-dhacay-degmada-yaaqshiid-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/qaraxyo-xoogan-oo-caawa-mar-kale-ka-dhacay-degmada-yaaqshiid-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Xoogan Oo Caawa Mar Kale Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/bam-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/bam-2.jpg\" alt=\"\" title=\"bam 2\" width=\"400\" height=\"400\" class=\"alignnone size-full wp-image-11927\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/bam-2.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/bam-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/bam-2-300x300.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Degamada yaaqshiid oo habeenadii La Soo Dhaafay Marti U Noqotay Qaraxyo Gaar ahaan Nuuca Bamka gacanta laga Tuuro ayaa Caawa Mar kale Laga Maqlay Labo Qarax oo aad U Xoogan <\/p>\n<p>Qaraxyada Oo Ahaa Bambaanooyin Nuuca Gacanta Laga Tuuro Waxaana Lagu Weeraray Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowladda oo Ku Sugnaa saldhiga Degamadaasi <\/p>\n<p>Qaraxa Markii Uu Dhacay ayaa La Sheegay In Ciidamada Dowladda ay Fureen Rasaas Xoogan Oo dadka Deegaanka Shaki Galisay <\/p>\n<p>Khasaaraha Uu Qaraxa Geystay ayaa ah Mid aysan saxaafadda La Socon karin maadama Xilli Habeen ah ay Tahay haddana aysan Maamulka Degmada Shaacin karin Khasaaraha Soo Gaara<\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Degamada yaaqshiid oo habeenadii La Soo Dhaafay Marti U Noqotay Qaraxyo Gaar ahaan Nuuca Bamka gacanta laga Tuuro ayaa Caawa Mar kale Laga Maqlay Labo Qarax oo aad U Xoogan Qaraxyada Oo Ahaa Bambaanooyin Nuuca Gacanta Laga Tuuro Waxaana Lagu Weeraray Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowladda oo Ku Sugnaa saldhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11922","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11922"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11928,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11922\/revisions\/11928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}