{"id":119149,"date":"2025-11-19T23:17:56","date_gmt":"2025-11-19T20:17:56","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=119149"},"modified":"2025-11-19T23:18:22","modified_gmt":"2025-11-19T20:18:22","slug":"nin-ganacsade-ku-dilay-degmada-guriceel-oo-maxkamadda-galmudug-ku-xukuntay-dil-toogasho-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/11\/nin-ganacsade-ku-dilay-degmada-guriceel-oo-maxkamadda-galmudug-ku-xukuntay-dil-toogasho-ah\/","title":{"rendered":"Nin Ganacsade ku dilay Degmada Guriceel oo Maxkamadda Galmudug ku Xukuntay Dil Toogasho ah."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada ee gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye oo laba cesho ka hor ku dilay gudaha degmada Guriceel Deeq Cabdi Jaamac oo ahaa nin\u00a0 gamacsade ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Galgaduud Garyaqaan Xasan Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in maxkamaddu ay ninkaasi ku heshay cadeymo la xariira inuu yahay dembiilaha dilay marxuum Deeq Cabdi Jaamac.<\/p>\n<p>Guddoomiye Garyaqaan Xasan Cabdullaahi Cali ayaa ku dhawaaqay in maxkamaddu ay ku xukuntay dil toogasho Cabdifataax Cali Xasan dilkaasoo ah qisaasta marxuum Deeq Cabdi Jaamac oo 37 sano jir ahaa.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamadda Gobolka Galgaduud waxay ku heshay eedeysane Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye, ina Xaawo Cabdi Cilmi oo 20 jir ah, ku dhashay Dhuusamareeb, degan Guriceel inuu yahay dembiilaha galay dembiga lagu soo eedeeyay ee ah dilka Deeq Cabdi Jaamac.\u201d Ayuu yiri gudoomiyaha Maxkamada gobolka Galgaduud Garyaqaan Xasan Cabdullaahi Cali<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee dadka ku nool degmada Guriceel ee Galgaduud ayaa durba si weyn u soo dhaweeyay xukunka toogashada ah ee maxakamada ku riday Cabdifitaax Cali Xasan, iyagoona ku tilmaamay rajo cusub oo la xariirta digniin ka dhan ah dilalka macnadarada ah ee dhaca.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Allah u naxariistee marxuumka la dilay Deeq Cabdi Jaamac ayaa ahaa nin dhalinyaro ah oo lahaa ganacsi shaqsiyadeed, islamarkaana caan ka ahaa magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada ee gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye oo laba cesho ka hor ku dilay gudaha degmada Guriceel Deeq Cabdi Jaamac oo ahaa nin\u00a0 gamacsade ah. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Galgaduud Garyaqaan Xasan Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in maxkamaddu ay ninkaasi ku heshay cadeymo la xariira inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":119150,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-119149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=119149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":119151,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/119149\/revisions\/119151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/119150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=119149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=119149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=119149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}