{"id":11914,"date":"2013-01-24T22:23:11","date_gmt":"2013-01-24T19:23:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11914"},"modified":"2013-01-24T22:29:22","modified_gmt":"2013-01-24T19:29:22","slug":"dowladda-kenya-ayaa-gaashaanka-u-daruurtay-fariin-kaga-timid-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/dowladda-kenya-ayaa-gaashaanka-u-daruurtay-fariin-kaga-timid-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dowladda Kenya ayaa Gaashaanka U Daruurtay Fariin Kaga Timid Xarakada Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1.jpg\" alt=\"\" title=\"ke-lgflag\" width=\"600\" height=\"398\" class=\"alignnone size-full wp-image-11918\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Dowladda dalka Kenya ayaa Ka Biyo Diiday In ay wax wada hadal ah la galaan Xarakada Al Shabaab Oo maalintii Shalay Fariin U Diray Kenya kaasoo Ku Aadanaa In ay Dilayaan Maxaabiis Lix Gaaraya Oo ay gacanta Ku Hayaan Al Shabaab Haddii aan La Fulin Sharuudo ay Al Shabaab Soo Jeediyeen<\/p>\n<p>Kenya ayaa Sheegtay In aysan Marnaba Fulineyn Codsiga Al Shabaab waxa ayna Intaa Ku Dareen In Ragga ay Soo Bandhigeen Xarakada Al Shabaab aysan Ahayn Rag Lagu Soo Qabtay Dagaal Oo aysan ka Tirsanayn Ciidamada Dowladda Kenya Balse laga Soo Qafaashay Dalka Kenya Deegaano ka Tirsan <\/p>\n<p>Hadalkaan ka Soo baxay Dowladda Dalka Kenya ayaa Waxa uu Halis Galinayaa lixdii Ruux oo ay Al Shabaab Soo Bandhigeen Maalintii Shalay<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1.jpg\" alt=\"\" title=\"ke-lgflag\" width=\"600\" height=\"398\" class=\"alignnone size-full wp-image-11918\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/ke-lgflag1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom  <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom Dowladda dalka Kenya ayaa Ka Biyo Diiday In ay wax wada hadal ah la galaan Xarakada Al Shabaab Oo maalintii Shalay Fariin U Diray Kenya kaasoo Ku Aadanaa In ay Dilayaan Maxaabiis Lix Gaaraya Oo ay gacanta Ku Hayaan Al Shabaab Haddii aan La Fulin Sharuudo ay Al Shabaab Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11914","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11914"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11914\/revisions\/11919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}